Somali Proverbs/Sayings Post

Status
Not open for further replies.
Fell free to share any proverbs you've heard before or ones you just simply like the sound of. Here are my favourites

Aqoonla`aani waa iftiinla’aan.

Rag waa shaah, dumarna waa sheeko

Nin aan baqin waa loo baqaa

Haween la’aani waa hoy la’aan

Been fakatay runi ma gaaarto
 
reer xamar maahmaah

fara ka ciyaar futa ka ciyaar baa ka fiican
canjeero sida ay u kale sarayso baa loo kala qaataa
 
Here we go:

Nimaan warankaaga gaarin warkaaga ma gaaro

Mukulaal mininkeeda joogto miciyo libaax ayey leedahay

Wax duxaayo iyo dib naageed waa lagu dadaalaa, deen ba halugugu yeeshee

Hawar walba xaarka ey dhasho bay xaayow tiraahdaa

Dumar waa caruur cago weyn

Xil qaad, eed qaad

Awr awr wado iyo nin naagi waddo midna kama leexdaan

Waan baahanahay bakhti looma cuno

Gari laba nin kama farxiso

Nin is faanshay waa ri' is uurisay

And the END.
 
Fell free to share any proverbs you've heard before or ones you just simply like the sound of. Here are my favourites

Aqoonla`aani waa iftiinla’aan.

Rag waa shaah, dumarna waa sheeko

Nin aan baqin waa loo baqaa

Haween la’aani waa hoy la’aan

Been fakatay runi ma gaaarto
My Somali is horrible please translate into English?
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top