Somali men appreciation thread

Status
Not open for further replies.
S

Shamis

Guest
I love walaalaheenna Soomaaliyeed dhammaantooda!

Why Somali women love Somali men:

- Way ku guursan, gabdaha kuma ciyaaraan
- Ku ma caayaan
- Abaayo/walaalo ayeey ku oron
- Soomaali maad tahey ayeey ku weydiin. Haa haddii aad ku jawaabtid, way farxi
- Cawradaada ma fiirshaan, indhahaaga iyo hadalka aad oroneysid ayaa muhiimmad u ah
- Doola caddeyn waa sunno, wey qosol badanyihiin
- Sharaftaada way aqoonsanyihiin iyo in ey cid Soomaaliyeed ku soo koriyeen
- San ku neefle oo dhan ayagaa inooga dhow


Walaalayaal xaal qaatta - You have a dealt with a lot since the fall of the government from being murdered for providing for you family to being insulted on line by idiots. You're all brilliant, talented hard working and extremely well mannered.Lots of love walaaleyaal!
 
LWilson-012711-images-15.jpeg
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top