Xanuunka googoynaya xoolaha Soomaalida ee saameeyay dad cunay hilibkooda - BBC News Somali
Qaar kamid ah xoola dhaqatada ku nool deegaano ka tirsan gobolada Mudug, Ceyn iyo qaar kamid ah deegaanada dawlad deegaanka ayaa ka cabanaya xanuun ay sheegeen inuu ka laynayo xoolahooda.
www.bbc.com