Prince of HS
VIP

Dowladda Soomaaliya oo dib u howlgalineysa Diyaarada Somali Airline iyo Guddi la magacaabay - Allbanaadir.com
Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Fardowsa Osman Egal ayaa maanta magacowday gudiga dib u hawlgalinta diyaaradii Soomaali Airlines. Qoraal kasoo baxay wasiirka gaadiidka iyo duulista hawadda ayaa lagu magacowday guddi loogu tala galay in ay kasoo...
www.allbanaadir.org