Jungle
VIP

Maxkamadda Ciidamada oo Dil toogasho ah ku fulisay Ninkii dilay Wasiir Cabaas Siraaji
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka oo sabti ah waxaa ay xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdullaahi Cabdi oo

Cadaalad tan aa la dhaha! Fulaygi farmaajo ahaay hg mu ka cabsaday? Dable oo wasiir dilay ma qabil lugu dhaafa?
I said on here before that people wil be put to death under this govt again. I think this the 3rd so far. None in farmaajos whole term.
Colonel Shuute is free to actually deal with cases without meddling from govt.
Brother of deceased.
Guuuuuuul Madaxweyne Hasan Sheikh!!