DalsanJubiland
HartilandWaamoJoore
Waxa loo haystaa Barakicin and Xasuuq in Loscanood, Somalia
Well done reer SSC and reer KG
Well done reer SSC and reer KG
Kahin HJ, Koore DhulbahanteWhat clans do the two men you mentioned belong to @DalsanJubiland ?
Khahin is Isaaq HJWhat clans do the two men you mentioned belong to @DalsanJubiland ?
Hargeysa (Wararka PP) — Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayay safaaradda Maraykanka ee fadhigeedu yahay Muqdisho u diidday dalkugal (visa) si uu uga mid noqdo wafdiga Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo bartamaha bishan booqasho ku tagi doona Maraykanka.
Wasiirka Arrimmaha Gudaha ee maamulka Somaliland Maxamed Kaahin ayaa sidoo kale loo diiday inuu raaco Biixi. Koore iyo Kaahin waxay si gaar ah ugu eedeysan yihiin barakicintii qasabka ahayd oo dad Soomaaliyeed loogu geystay magaalada Laascaanood.
Koore himself has stated this is false news in a direct reply to Garowe Online. If they had receipts to back up their story they would've published it.Has anyone done a source trace of this story or do you just accept the first article you see...