SIR QATAR AH OOY GAAREEN FARMAAJO IYO ISAAQ OO KEENTAY INUU KHEYRE KA HOR IMAADO

FAMAAJO OO AAMINSANAA XILIGAAS IN XUKUUMADA KU JIRIN HIRAAB OO UU XOOG KU HEESTO BAARLAMAANKANA UU U HAYO NINKII UU KORANTADA KA JAREY MURSAL AYAA WUXUU HESHIIS LA GAAREY GARXAJIS ISAAQ OO KA QUUSTEY SOMALILAND WAXAA KA MID AH YATAKABARU MAHDI GUULEED OO U WADEY KURSIGA PMKA IYO SALEH OO HADA AH DPMKA. FARMAAJO WUXUU KU YIRI WAXAAN IDIN SIINAYAA PMKA CAASIMADANA KU DARSADA HADII JEEGAANTA OGOLAATO INAY I HOOSTIMAADO AYAGOO SIDOODA AH OO GUDAHA U MADAXBANAAN KALIYA HARGEYSA AYAAN SOO DEGI OO CAASINMADA NOQON HAWIYAHAAN DAWLAD MARABAAN CHANCEKA HADA AAN KA WAFDA FAAIDEYSANO

GARXAJISKII WAXAY LA SOO XARIIREEN JEEGAANTA OOY KU DHAHEEN NIMANYAHOW HADIINA NOO OGOLEEN KALTANKAYAGA INAAN SOMALILAND QABANO WAXAAN QAADANAYNAA PMKA SOMALIA ADINKANA ISKA HEESTA SL LAAKIN HAWIYA MA OGOLA OO MOGADISHU SAAN KUMA JOOGI KARNO MARKA CAASIMADA AYAAN HABAR AWAL SIINAYNAA(Hargeysa) HADAAD RABTAANA HADHOOW KOONFURTA ANAGAA ISKA JARI AYAGA IYO MAJEERTEEN BAAN ISRAACINAYNAA
FIKIRKAAS AAD BAY U SOO DHAWEEYEEN JEEGAANTA IYO PM ABIY WUXUU ISUGU KEENAY FARMAAJO IYO BIIXI ADDISAABABA WUXUU KU YIRI HADA AAN ISLA AADNO HARGEYSA. BIIXI WUXUU DHAHAY HADA MAYA MARKA HORE WAA INAAN HESHIIS GAARNO

HESHIISKAAS AYAA CAADIMADA IYO PMKA KU JIRAY!

ISAAQA OO NECEB MAJEERTEENKA AYAA AQBALAY INAY MADAXWEYNE DAAROOD OO KOONFURTA KA SOO JEEDA AY LA SHAQEYSTAAN PMKA IYO CAASIMADANA ISKU HEESTAAN
XILIGII FARMAAJO KU DARSADEY AYAA WAXAA LA SOO XARIIRAY SL MUCAARADKA HAWIYE WALIBA UPD OON AAD UGU DHAWAHAY WAXAY DHAHEEN FARMAAJO HESHIIS AYAAN LA GAAREYNAA OO BILOW AH IDIN MA SIIN KARNO TAAKULO DHAQAALE IYO MID MILITARY WAXAYBA DIIDANAAYEEN IN HAWIYE MEESHA KU SOO NOQDI SI LOO FULIYO HESHIISKII SIRTA AHAA OO AY FARMAAJO LA GALEEN. WAXAA HAWIYAHA KAALMEEYAY DJIBOUTI OO KA CARAREYSA ERITREA . DIJIBOUTI WAXAY AAMINSANTAHAY DIR&HAWIYE COOPERATION INCLUDING ISAAQ SI AY INFLUENCE SOMALIYA UGU LAHAATO

CIYAALKA HAWIYAHA MEESHAAN OON WAXBA OGEYN AYAAN U SHEEGAYAA SIRTAN. HASSAN SHEIKH SIDII HORE MAAHA SIDUU HADA SL U ARKO SABABTANA WAA SIRTAAS.

FARMAAJO OO MARKII HORE KHEYRE KU CABAY WAA ISLA SOO NOQONAYNAA AYAA MARKUU MAHADI GUULEED KU BADALAY WAXAA CAROODEY KHEYRE OO KA HORYIMID BOOBKIISA.
 
Last edited:

Farmajo never had the ability to implement such a large political project to transfer the capital from Mogadishu to Hargeisa.
It would have been rejected by Puntland iyo Jubaland, and I don't think that beesha Hawiye would like to transfer the capital from their lands
 
caasimad waxaa noqon karta meel heshiis lagu yahay oo loo badan yahay si UNka u aqoonsato
Farmaajo wanted to changed the capital to an area free from hawiye and MJ and Hargeysa was the perfact place for him firstly very stable, secondly the UN will recognize this based on the agreement with SL this will make it unanimously as Daarood-Isaaq powersharing no one cares about daarood subclans. ISAAQ can use irir to say we represent hawiye 🤣🤣

ADAN CADE USED TO SAY ISAAQ WAA IRIR WE CANT TAKE BOTH PRESIDENT AND PM
He can't move the capital to Kismaayo for example where only daarood dominate under daaarood president but SL is the perfact place for the capital. Why i suggested GLK for the capital? The perfect place for the UN as a shared city by Daarood and Hawiye.
 
The capital is not going anywhere, even as a non-Hawiye, I wouldn't even think about it for a sec to take to one of these other tuulos.
 
Any government in the world can change its capital and place it anywhere it likes it can also change its flag but because Somalia is under the hegemony of the United Nations and has a fragile government the capital can only be changed unanimously and through a treaty under international auspices so im not talking about how you like it or hiw hawiye see it rather how who is in power likes. Even Deni had GLK option. If hawiye dont fix their shit im sure next non hawiye presideent will change it.
 
TekNiKo

Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)
FAMAAJO OO AAMINSANAA XILIGAAS IN XUKUUMADA KU JIRIN HIRAAB OO UU XOOG KU HEESTO BAARLAMAANKANA UU U HAYO NINKII UU KORANTADA KA JAREY MURSAL AYAA WUXUU HESHIIS LA GAAREY GARXAJIS ISAAQ OO KA QUUSTEY SOMALILAND WAXAA KA MID AH YATAKABARU MAHDI GUULEED OO U WADEY KURSIGA PMKA IYO SALEH OO HADA AH DPMKA. FARMAAJO WUXUU KU YIRI WAXAAN IDIN SIINAYAA PMKA CAASIMADANA KU DARSADA HADII JEEGAANTA OGOLAATO INAY I HOOSTIMAADO AYAGOO SIDOODA AH OO GUDAHA U MADAXBANAAN KALIYA HARGEYSA AYAAN SOO DEGI OO CAASINMADA NOQON HAWIYAHAAN DAWLAD MARABAAN CHANCEKA HADA AAN KA WAFDA FAAIDEYSANO

GARXAJISKII WAXAY LA SOO XARIIREEN JEEGAANTA OOY KU DHAHEEN NIMANYAHOW HADIINA NOO OGOLEEN KALTANKAYAGA INAAN SOMALILAND QABANO WAXAAN QAADANAYNAA PMKA SOMALIA ADINKANA ISKA HEESTA SL LAAKIN HAWIYA MA OGOLA OO MOGADISHU SAAN KUMA JOOGI KARNO MARKA CAASIMADA AYAAN HABAR AWAL SIINAYNAA(Hargeysa) HADAAD RABTAANA HADHOOW KOONFURTA ANAGAA ISKA JARI AYAGA IYO MAJEERTEEN BAAN ISRAACINAYNAA
FIKIRKAAS AAD BAY U SOO DHAWEEYEEN JEEGAANTA IYO PM ABIY WUXUU ISUGU KEENAY FARMAAJO IYO BIIXI ADDISAABABA WUXUU KU YIRI HADA AAN ISLA AADNO HARGEYSA. BIIXI WUXUU DHAHAY HADA MAYA MARKA HORE WAA INAAN HESHIIS GAARNO

HESHIISKAAS AYAA CAADIMADA IYO PMKA KU JIRAY!

ISAAQA OO NECEB MAJEERTEENKA AYAA AQBALAY INAY MADAXWEYNE DAAROOD OO KOONFURTA KA SOO JEEDA AY LA SHAQEYSTAAN PMKA IYO CAASIMADANA ISKU HEESTAAN
XILIGII FARMAAJO KU DARSADEY AYAA WAXAA LA SOO XARIIRAY SL MUCAARADKA HAWIYE WALIBA UPD OON AAD UGU DHAWAHAY WAXAY DHAHEEN FARMAAJO HESHIIS AYAAN LA GAAREYNAA OO BILOW AH IDIN MA SIIN KARNO TAAKULO DHAQAALE IYO MID MILITARY WAXAYBA DIIDANAAYEEN IN HAWIYE MEESHA KU SOO NOQDI SI LOO FULIYO HESHIISKII SIRTA AHAA OO AY FARMAAJO LA GALEEN. WAXAA HAWIYAHA KAALMEEYAY DJIBOUTI OO KA CARAREYSA ERITREA . DIJIBOUTI WAXAY AAMINSANTAHAY DIR&HAWIYE COOPERATION INCLUDING ISAAQ SI AY INFLUENCE SOMALIYA UGU LAHAATO

CIYAALKA HAWIYAHA MEESHAAN OON WAXBA OGEYN AYAAN U SHEEGAYAA SIRTAN. HASSAN SHEIKH SIDII HORE MAAHA SIDUU HADA SL U ARKO SABABTANA WAA SIRTAAS.

FARMAAJO OO MARKII HORE KHEYRE KU CABAY WAA ISLA SOO NOQONAYNAA AYAA MARKUU MAHADI GUULEED KU BADALAY WAXAA CAROODEY KHEYRE OO KA HORYIMID BOOBKIISA.
Farmaajo is gone yet you still opening topics about him? Abgaal is your new master, the old one has retired

Sleep Nap Time GIF by Leroy Patterson
 
Qeelbax

East Africa UNUKA LEH
VIP

thank you for the Somali reading practice but I aint got a clue what you just said.
 
Trending

Top