Siil-Yaanyo arrests his kins for joining the main opposition party

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP
Mid Ka Mid Ah Ugaasyadii Horkacaayay Beeshii Cimraan Ee Xisbiga Waddani Ku Biiray Gobolka Togdheer Oo Xabsiga Loo Taxaabay iyo Sababta


Burco,(Qaran-news)-Maamulka Gobolka Togdheer ayaa Xabsiga Magaaladda Burco u taxaabtay Saaka Ugaas: Cabdiraxmaan Diiriye Ibraahim oo ka mid ah odayaashii horkacaayay Beesha Cimraan (Maxamed-Sh-Isaaq) ee habeen Sedexaad ku biirtay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani gobolka Togdheer ka dib markii ay ka baxeen Xisbiga Kulmiye.


https://qarannews.com/burco-mid-ka-...togdheer-oo-xabsiga-loo-taxaabay-iyo-sababta/
 

waraabe

Your superior
Burco is kulmiye
Berbera is kulmiye
Zaylac is kulmiye
Gabilay is kulmiye


The election is already won
 

ReeBorama

"I'd kill for a Noble Peace Prize"
Walaahi bilaahi tolaahi islaanta cadaanka ee jaarkayga madaxeedaan ku dhaartee, I believe that I have coined the term " Siil-Yaanyo" And I've got the foking receipts for it per my early 2k10 fb status.
 

rabshole

Aragaani
Walaahi bilaahi tolaahi islaanta cadaanka ee jaarkayga madaxeedaan ku dhaartee, I believe that I have coined the term " Siil-Yaanyo" And I've got the foking receipts for it per my early 2k10 fb status.
:williamswtf:
Kaaley adiga.
miyaan lagu soo barin alle{Allah} mooye wax kale inaadan ku dhaaran?:wtfdis:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top