Shirka Gedo iyo Barre Hiiraale oo wajahan Gedo.

The FGS and International community don't recognize Madoobe's igushuub election that had a foundation of musuqmaasuuq.


Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wax kama jiraan kasoo qaaday doorashooyinkii maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee labada madaxweyne lagu kala doortay.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda aysan aqoonsaneyn dhammaan natiijooyinkii kasoo baxay doorashooyinkii Kismaayo ka dhacay.

Wasaaradda ayaa labada madaxweyne ee maanta lagu doortay Kismaayo, oo ka ah Axmed Madoobe iyo Cabsirashiid Xidig, waxay ayada oo aan magacaabin, doorashadooda ugu yeertay “is-caleemo saar.”

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay aqoonsan doonto oo kaliya doorasho wadar-oggol ah, lagu qanacsan yahay, xor iyo xalaal ah, islamarkaana ay goobjoog ka yihiin dowladda federaalka iyo beesha caalamka.
 
Reer Jubbaland will welcome back Col. Barre Aden Shire and his expertise with open hands. He's been in Madaxtooyada for too long him being the midst of things will better suit his skills.

 
Is he going to kismaayo or jabuuti?

:kodaksmiley:

I mean this wouldnt be an election without hiiraale getting another ass whooping.

send the old man.:kodaksmiley:
 
Oo ma geedkii bu u xiisey?:farmajoyaab:


Barre-Hiiraale.jpg


ha sxb. lool
 

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Is he going to kismaayo or jabuuti?

:kodaksmiley:

I mean this wouldnt be an election without hiiraale getting another ass whooping.

send the old man.:kodaksmiley:
Hiiraale is not headed to Kismayo but Baardheere his ancestral homeland.
 
Hiiraale is not headed to Kismayo but Baardheere his ancestral homeland.

Wa lagu dawaaqay the real Xildhibaan list

Guddiga samatabixinta Jubbaland ee Xaruntooda Tahay Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo ayaa waxay shaaciyeen Xildhibaanada Saxda ah ee Barlamaanka Labaad ee Jubbaland.

Xildhibaanadaan looga Dhawaaqay Magaalada Garbahaaray ayaa waxay Noqonayaan kuwii Sadexaad ee Yeelato Maamulka Jubbaland.

1-1.png

2-1.png

3.png

4.png

5.png
 

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Wa lagu dawaaqay the real Xildhibaan list

Guddiga samatabixinta Jubbaland ee Xaruntooda Tahay Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo ayaa waxay shaaciyeen Xildhibaanada Saxda ah ee Barlamaanka Labaad ee Jubbaland.

Xildhibaanadaan looga Dhawaaqay Magaalada Garbahaaray ayaa waxay Noqonayaan kuwii Sadexaad ee Yeelato Maamulka Jubbaland.

1-1.png

2-1.png

3.png

4.png

5.png
Great list I am glad my clan got one seat we have 0 under this fake madoobe elections. Guul iyo gobanimo Rer gedo we need to separate ourselves from this madman.
 
Reer Jubbaland will welcome back Col. Barre Aden Shire and his expertise with open hands. He's been in Madaxtooyada for too long him being the midst of things will better suit his skills.

sheekhaal and gaaljecel will have their own too.

:drakelaugh:

bend the knee like hiiraale did in 2013.:ufdup:
 

Trending

Latest posts

Top