Sharanshuur have no say in Hiiraan president Jeyte is back to Baladweyne

To the iljeex guys and gossiper Abkoow 🤣🤣

Screenshot_20230410-184836.jpg
Screenshot_20230410-185622.jpg
 
President Jeyte tells Cali Isbaaro Jowhar Governor to milk his Dameero 🤣🤣

BELEDWEYNE:10:APRIL:2023

WARMURTIYEED

XAFIISKA GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN MUDANE CALI JEEYTE CISMAAN

QOF SHARCI KU YIMID SHARCI MA DIIDO............

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Cali Jeeyte Cismaan asigoo ka duulayo masuuliyada guud iyo Wajibaadka dastuuriga ah ee uu hogaan-ka ugu Yahay gobalka Hiiraan asigoo ah astaan guud iyo Hagaha jaan-gooyaha guud ee siyaasadda Gobalka Hiiraan waxaa masuuliyad iyo garasho dheeri ah Aay ka saarantahay ilaalinta danaha gobalka Hiiraan ee uu masuulka ugu yahay dowladnimada iyo sharicga dastuuriga ah ee hanaanka kala Sareeynta doowliga ,

sidoo kale gudoomiyaha waxuu ahmiyada koowaad siinayaa sidii loo jaan gooyn lahaa Hanaanka dhaqan dhaqaale ee gobalka amniga, Xasiloonida aydoo leeys ku dheeli tirayo daruufaha Jiro iyo sida aay u hooseeyaan hanaanka wadaaga Ee maamulka taas oo waqti badan uu gelinayay Kor u qaadista iyo qorshayaasha guud balse dadka Shaqada ku magacaaban aay cuuryaaamiyeen Fulinta iyo dheelitirnaanta miisaaniyadda.

Madaama aay muhiim tahay in amaanada Shacabka la xafido oo aan lagu takri falin laguna Degdegin waxa danta guud ah ayadoo loo eegayo si xilkasnimo ah daruufaha aay ku jiraan shacabka Reer hiiraan aawadeed.

Sidaas daraadeed ma jirto sabab aan waqti kaga Dhumino shacabka oo dagaal ku jiro Dhaqaalahooda hooseeyo waxii aan ku kabeeynay Misaaniyada dagaalka iyo kabka adeegyada Maamulka in lagu bixiyo maanta , ama loo weeciyo wax qorshaheeda waqtiyeed aanan la hubin kuna dhisan mustaqbal fog oo aan laheyn qorsho degsan oo dhab ah midaas oo shacabka ku rideeyso dhiig bax dhaqaale oo aan soo kabasho laheeyn. iyo dib u dhac maamul oo sababi karo Dayac amni oo baahsan iyo dib u noqosho cadawga hiil u ah.

Qof sharci ku yimid sharci ma diido lakin waxaan rabnaa misaaniyad cad oo qorsho leh Daahfurnaan Iyo islaxisaabtan ku dhisan si loo maareeyo Daruufaha iyo marxalada lagu jiro iyo sidii u sii socon lahaa wajiga 2-aad ee howlgalada khawaarijta midaas aay muhiim aay tahay in la xoojiyo dheelitirnaanta iyo hufnaanta si loo helo Qorsho iyo miisaaniyad hufan oo dhab ah.

Sida aay shacabka soomaaliyeed lawada socdaan Waxaan mudo ku dhaw 1 sano dagaal kula jirnaa koox Argagixiso caalami ah hadafka aan dagaalka ugu hogaamiyey gobalka aan masuulka ka ahay waxeey aheed inaan aqbalin dulmiga iyo cadaalad darada Al-shabaab ma jirto maanta oo aay ka garasho iyo cudud weeyn yahiin shacabka reer hiiraan sidii shalay sabab aan ugu qaado wax ka hooseeyo waxii aan shabaab ka diiday ineey Gobalka Hiiraan ku haayeen ama aan ugu qancin karo dadka aan masuulka ka ahay, taas micnaheedo oo ah in hantida shacabka reer hiiraan ku baxdo meel aan hubanti laheen danahoodane lagu kabi karin, maanta iyo beri , lakin anaga aan ku celineeynay mar walbo kuna maareeynay Dagaalka lagula jiro khawaarijta iyo kabka ciidamada deegaanka oo aan laheyn miisaaniyadd.

Anigoo og in nidaamka doowliga ah inuu yahay Kala sareeyn anigoo garawsan daruufaha jiro waxaan Rabnaa misaaniyad cad oo daah-furan midaas oo lagu kabayo hormarada Deegaanada laga xureeyay khawaarijta iyo kabka wax walbo oo cadawga lagu Burburin karo,

Shacabka reer Hiiraan waxeey u baahan yahiin kab'mo ee uma baahno kufin waxaan la tacaali haayna soo kabasho amni iyo mid dhaqaale kumana darsan karno wax hoos u dhigayo midnimada umadda ayadoo la fiirinayo daruufaha lagu jiro kuwii jiray iyo kuwo abuurmi karo, waxaa inoo furan hal jid oo ah la dagaalanka khawaariijta ma jirto wax ka hooseeyo oo aan ku qanci karno maanta iyo beriba .

Shacabka reer hiiraan waxaan u cadeeynayaa ka masuuliyad ahaan waligeey kuma shaqeeyn umana hogaansamin dan gaar ah anigoo awoodo inaan danta guud guulo ka curiyo mana aqbalaayo mana aqbali doono wax ka hooseeyo sharci iyo Dowladnimo.

WABILAAHI TOOWFIIQ
GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN MUDANE CALI JEEYTE

DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MAAMULKA GOBALKA HIIRAAN,
Screenshot_20230410-202725.png

Screenshot_20230410-202224.jpg

Ar sharanshuur mqxaa ku dhacay we gonna deport this ungrateful Iljeex motherfucker soon never welcome cancerous iljeex 🤣🤣

Screenshot_20230410-203020.png
 
Attachments

  • Screenshot_20230410-202224.jpg
    Screenshot_20230410-202224.jpg
    43.6 KB · Views: 31
  • Screenshot_20230410-203020.png
    Screenshot_20230410-203020.png
    374.6 KB · Views: 39
Last edited:
Generalka Hiiraan: Al dameeriya maxaa isku darsanaa? Ma waxaan isku darsanaa ciyaal weero iyo isbaaro iyo dil iyo dhac horta baniiaadam soo noqda 🤣🤣

Message to Ali Isbaaro
Screenshot_20230410-205631.jpg

Last edited:

Trending

Latest posts

Top