Stupid people , yet our countrymen are sticks and bones , I guess afterall the life of a Somali are deemed to be worthless
Aniga mor hore ayaan ka samray wadankayga, waan ka quustay waayo arag baan ka qaatay, iskaba ilow dowlad ku sheega ee beenta badan warqada bay Ku qorantahay mooyaan ee xakuumad na matalo ma jirto,
siyaasi walba waa calooshiisa ushaqayste dhabadhilif marwalba hor mariya ama adeegsada danaha shisheeye marka waxaan waa project been abuuris ah lagu guranayaa shacabka maankooda kaashaan karin
Sheekadu waa Igu sawir
Taana wax cusub ma ahan