Shabab Invades Puntland

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
DEG DEG-Cabsi ka taagan gobolka Sanaag iyo Alshabaab oo sheegay inay la wareegeen 4 deegaan.

October 25, 2020 Xuseen 3

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno gobolka Sanaag ayaa sheegaya in malayshiyaad ka yimid dhanka Somaliland kana tirsan kooxda argagixsada ah ee Alshabaab ay fariisimo ka samaysteen deegaamo katirsan gobolkaasi.

Alshabaab waxa ay baraha Internetka ku shaaciyeen inay la wareegeen deegaannada kala ah Mirici, Masha-caleed, Xabaasha Aw-Cali iyo Markeet oo dhammaan hoosyimaada degmada Laas-qoray ee gobolka Sanaag.

Magaalada laasoray ee gobolka Sanaag iyo tuulooyinka hoostaga ayaa waxaa dhowr jeer ku dagaalamay oo gacan ku heyntooda isku heysay Ciidamo ka kala tirsan Puntland & Soomaaliland balse ay haatan sheegteen inay la wareegeen Al-Shabaab.

Puntland ayaa marar badan sheegtay in Alshabaabka ka dagaalama deegaamada buuraleeyda ah ee Sanaag iyo Bari lagu soo diyaariyo ama ay Puntland ka soo galaan qaybaha ay gobolka Sanaag kaga sugan yihiin ciidanka maamulka Somaliland.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Typical of shabab to do movements in the mountains while SL does movements in SOOL. SL and Shabab is one.

They are trying to re-direct PL forces to Sanaag while opening up a 'vacuum' in Sool. Shabab n SL are basically the same.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
How did these Shababis even reach Las Qoray? Where is PL Makhir Division? I urge PL to find out what the hell is going on.
 
It’s part of an operation with the US. We will use it as a pretence to invade badan district. Trump will recognise Somaliland come 2021.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Puntland Oo Beenisay Inay Alshabaab Qabsatay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sanaag
posted Horseed Staff

Dowlada Puntland ayaa beenisay kooxda Alshabaab inay shalay qabsadeen tuulooyin u dhexeeya degmooyinka Badhan iyo Laas-qoray ee gobolka Sanaag, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Puntland.

Taliyaha Ciidamada Puntland ee gobolka Sanaag, Gen. Cabdullaahi cumar Canshuur oo u waramay laanta afka soomaaliga ee BBC ayaa sheegay inay Alshabaab shaqadoodu tahay dhuumaalaysi isla markaana ay jirin meel ay qabsadeen.
” Alshabaab wey jirtaa meelo ay ku dhuumaalaystaan oo hadba dadka iska soo tusayaan wey jirtaa laakiin meel ay degaan oo ay fadhiyaan ma jirtee dadkii lahaa baa jooga”
Gen. Canshuur
Kooxda Alshabaab ayaa maanta sheegtay inay qabsadeen deegaano ka tirsan gobolka Sanaag gaar ahaan deegaanka guryasamo oo u dhow degmada Laasqoray, sida ay ku daabaceen warbaahintooda.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
This news baffled me because It doesn't make sense that Shabab is controlling villages or towns as they know what the 'response' will be by PL who is far militarily superior then they are. These are kids who only have rpgs, aks, and grenades and 'ieds' which they lay on the road. They do remember that little exercise in suuj-garacad-garmal, they stand no chance winning a war thru conventional mean. To control a land or to hold it, you will be forced to fight conventionally, so that is why I am saying it makes no sense that shabab can control any village or else it will expose it to a battle with PL and we know how that is going to end.

Their tactics are predictable, hit n run is all they can do in PL, so this news their in control of villages baffled me. But as u can see this is just another 'media stunt' they did, they pose in photos with 50 men with the black flag flying behind showing they are 'alive' to their supporters lol. They definitely forgot the baghdad bob propaganda isn't going to bought by anyone.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I might try shabab tricks in PL and go to birta dheer in Nugaal and declare a 'birta dheer a secular humanist state' but then I would be suicidal to wage war on a superior PL army, I will also be resorting to hit n run and insurgency tactics, but I won't be controlling anywhere either but in hiding lol.

You know these shababis are only here because it provides employment to unemployed youths and ways for sheikh to earn money thru extortion on businesses in mogadishu. Wallahi inaysan wax kale uu joggin. They are moryans who saw 'wadaad moryan' business begin across the world after bin laden and they want their slice of that MORYAN ECONOMY.
 
Top