SFG responds to houti attacks on Hablaha sacudiga

Hassan Garguute Buldanana

#Puntlandfirst
VIP
-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyey weerar loo adeegsaday gantaallo oo ay Xuutiyiinta Yemen, Sabtidii lasoo dhaafay ku qaadeen magaalooyinka Riyadh iyo Jizan ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Warkan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay weerarkaas u aragto xadgudub weyn iyo carqaladeyn ka dhan ah deganaanshaha gobolka, iyadoo la iska dhega tirayo baaqyada nabadda.
“ nahay ee Sacuudi Carabiya gelinkii dambe ee Sabtida oo ku beegnayd 28 Maarso , 2020 , waxa ayna u aragtaa xadgudub qaawan iyo hanjabaad ka dhan ah deganaanshaha gobolka iyo iska-dhega-tirid geedi socodka nabadda” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka wasaaradda arrimaha dibadda.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay si cad u garab taagantahay Boqortooyada Sacuudiga, isla markaana ay ku garab sii doonto, sidii ay uga hor tegi laheyd cid kasta oo carqaladeysa amnigeeda qaran.
Sidoo kale xukuumadda Soomaaliya waxay ku cadeysay warkan in si buuxda ay u garab taagan tahay howlgalka Sacuudiga ee ka socda dalka Yemen, kaas oo ay xukuumaddu ku tilmaantay mid xal loogu raadinayo dhibaatooyinka siyaasadeed ee Yemen.

“Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay caddaynaysaa in ay ku garab taagan tahay Boqortooyada kahortagidda cid waliba oo wiiqaysa amnigeeda qaran, waxa ayna adkeynaysaa mowqifkeeda adag ee taageeraya tubta Riyadh ee xalinta dhibaatooyinka siyaasadeed ee Yemen”ayaa lagu yiri qoraalkan oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.











EUiGd8iXQAE1leD.jpeg




:susp:


Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay si cad u garab taagantahay Boqortooyada Sacuudiga, isla markaana ay ku garab sii doonto, sidii ay uga hor tegi laheyd cid kasta oo carqaladeysa amnigeeda qaran/QUOTE]

:dead:



:what:How about worry about your own problems
 
Last edited:

Jiron

wanaag
NABADOON
VIP
We should never get involved in the internal matters of foreign countries, we have to remain neutral or help calm the situation :)
 
Bad stance by FGS these are the same niggas who threatened Hargeisa we can’t be making enemies. It’s neutral always.
 
I told you Somaliland will be turned into a failed state by outside forces. Don't think the cowards that sit in Villa Somalia have the power to do this. The power is coming form overseas.
 

Manafesto

[[Puntland Republic 🇸🇱]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast
Why are they get involved in Arab beefs? These corrupt politicians at Villa Amison will do anything for a buck, they need to worry about our issues, that shit doesn't concern us at all, let them fight and destroy each other, who cares? they been watching us kill each other for decades.:reallymaury:
 
Top