The Midlands
VIP
Gangsta Sanbaloolshe ayaa diiday inuu arinta hiiraan galo ka hor inta isbadal xukuumada lagu sameynaayo inkastoo warar sheegayaan inkastoo warar sheegayaan in asaga iyo Abdirizaq Baladweyne u socdaan laakin mawqifkiisa ma cadeyn doono ilee uu cabinetka iska waayo markaas Hiiraan State dhiig Xassan muuse Cali madaxweyne ayuu ku shubi doona وما ادراك ما حسن موسى 

Sanbaloolshe ayaa ku jira xildhibaano raba in xukuumada dhan lala xisaabtamo oon loo yeeran hal hal wasiir sida gudoonku qabo oo xukuumada geed fadhu u tahay
Yaab kulane Jiis iyo Sanbaloolshe oo isku koox ah!

Last edited: