Salam Aleykum

Status
Not open for further replies.

Sultan

I am the Sultan
Waxaan si kal iyo laab ah halkan ooga salaamayaa Muslimiinta webstikan wax Ku qora .Waa walaalkiin oo meesha Ku cusub idiina rajeeynaya guul iyo horumar
 
Wa calaykum salaam walaale, salaantaada waan kaa guddoonnay. Soo dhawoow!

Halkeed ku nooshahay?
Imisaad jidhaa?
Ma wax baad barataa mase waad shaqeysaa?
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top