Remote region created a state......

Tucking_Fypo

سلطنة مجرتين
VIP
While major clans have failed at even creating local administration some tried several times but failed?

Siwaqroon created rascaseyr state without using media or throw parties
They had a functional parliament with women getting 1/3 of MPs, they created a police force and started collecting taxes to fund their state.

Casayr state had schools, hospitals running and even invested in freezers to store fish, Casayr state was full functioning a whole year with not outside help.
index(2).jpg

casayr-land.jpg

Guddoomiye-Baarlamaanka-Raascasayr-State-of-Somalia-Dr-Cabdiwali-Muse-Aadan.jpg
cii.jpg
167955_1649873580738_1653951032_1466758_5936565_n2.jpg
ras20.jpg

Why did Raas casayr state succeed when many states failed miserably or could create administrations etc?
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
While major clans have failed at even creating local administration some tried several times but failed?

Siwaqroon created rascaseyr state without using media or throw parties
They had a functional parliament with women getting 1/3 of MPs, they created a police force and started collecting taxes to fund their state.

Casayr state had schools, hospitals running and even invested in freezers to store fish, Casayr state was full functioning a whole year with not outside help.
View attachment 90073
View attachment 90074
View attachment 90069 View attachment 90070 View attachment 90071 View attachment 90072

Why did Raas casayr state succeed when many states failed miserably or could create administrations etc?
You are from mudug you probably don’t know much about gardaful but the region is inhabited not just by siwaaqroon it’s predominantly cismaan maxamud bareeda, geesaley, bargaal, ras muracanyo, abo..even caluula is shared that’s why siwaaqroon can never break off cause they haven’t got enough land to create their own state.

you hear people talking about bari and saying hada nahay reer bari deni can’t do this or hada nahay beelaha bosaso dega deni can’t do that when deni himself cismaan maxamud is reer bari and reer bosaso but the reason why they say this is cause cismaan maxamud only claim karkaar in order to have a puntland that’s all inclusive but that does not mean cismaan maxamud does not have the largest lands in bari and in gardaful and when it comes to bosaso gardaful ayaaga aasaasay dhadka dega ba u tanasulnay so we can have an all inclusive puntland oo dhadka dhaan ka wada muuqdo

tarikhda been haka sheegin this bogus maamul never succeeded cause most of gardaful belongs to cismaan maxamud siiba bah dirooble boqortooyada boowe
 
Last edited:

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Xogwaran kooban oo ku saabsan degmada Caluula
Walaalayaa degmada Caluula waxay ku fadhidaa dhul baaxadiisu dhantahay in ka badan 600 km2 .Waa degmada kaliya oo leh labo marin-biyood oo kala ah : badweynta Hidiya oo ka xigta dhanka bari iyo dhanka koonfureed , iyo Gacanka Cadmeed oo ka xiga dhanka waqooyi
Xagga galbeedna waxay xad kala wadaagtaa Degmada Qandala .

Degmada Caluula waxay kamid tahay degmooyinka ugu taariikha iyo ilbaxnimada fog ee dalka Soomaaliya Guud ahaan , Gaar ahaana Gobolkii la oranjiray Majeerteeniya .
Juquraafi ahaan degmadu waxay dhacdaa koob istiraatiiji ah , waayo waxaa ku yaal Rasi-Casayr oo loo yaqaan (Geeska afriga) koobtaas gulmisa Gaadiid –badeedka ganacsiga ee caalamiga ah oo isaga goosha badweynta Hindiya , Gacanka cadmeed , Gacanka carabta , iyo Bariga Fog .

Xilliyadii hore waxa ay degmadu xiriir ganacsi la’ lahayd dalalka ay kamid ahaayeyn Hindiya , Yaman ,Cumaan , Iraan ,Xeebaha looyiqiin sawaaxil sida jasiirada Sinjibaar iyo Bambaasa dulkaas oo ay tegi jireen dooyihii shiraaca ahaa .
Waxa kale oo xiriir ganacsi la’lahaanjirtay degmad Caluule Dalka Masar, waxyaabaha ay masaaridu ka qaadanjirtay degmad ee caanka ku ahayd waxaa kamid ahaa Meydiga , Beeyada , baalka goronyada , iyo walxaha kale ee udgoon , sidaas darteed degmada Caluula waa meeshii uu kayimid magaca Puntland oo macnihiisu yahay dhulkii uduga
Magacaas oo ay bixiyeen Masaaridii hore .
Sida ay taariikhdu sheegayso 4000 oo sanno kahor dhalashadii nebi ciise ayaa xiriirkaas ganacsi ka dhexeeyey Masaarida iyo degmada Caluula , waxaan xiligaas Masaarida xagumi jiray Boqoradii la oranjiray (XABSA SHUUT ) iyadoo xiriir ganacsi lahayd Boqorad ka telin jirtay Mandaqadaas oo caasimadeeydu ahayd magaalada Olog oo hada ah tuulo katirsan degmada Caluula .

Degmada waxaa ku yaala meelo taariikh muhiim ah leh , waxaana ka mid ah God-Baruur , iyo Ceel –Kalood oo kala ah godkii uu ku soo degay kuna cibaadeeysan jiray , iyo ceelkii oo ka cabi jiray allaha unaxariistee awooweygeeyn C/raxmaan Ismaaciil Jabarti( Daarood ) meelahaan soo sheegnay waxay ku yaaliin magaalada Bareeda oo katirsan degmada Caluula .
Degmada Caluula waxaa looyaqaanay “ HOOYADII HALGANKII IYO ILBAXNIMADI SOOMALIYA “ waana meeshii laga asaasay Boqortooyadii kadhalatay Hobyo waayo YUSUF MAXAMUUD “KEYNADIID” waxaa uu ku dhashay magaalada Caluula sannadku markuu ahaa 1845 kadibna isaga oo kacan kahelaya Maalqabeenkii la oranjiray “MAXAMED XASAN “ loo yiqiin “ Harti bile “ oo sodog uahaa geenaynadiid
Magaalada Caluula waxaa kale oo ku dhashay halyeygii caanka ahaa “CUMAR SAMATAR “ oo ahaa taliyiihii ciidamadii Boqortooyadii Keenadiid , kadibna markii uu riday Talyaanigu boqortooyadii Hobyood Cumar samatar wuxuu Dagaal la galay Talyaanigii wuxuuna dilay ninkii ugu sareeyey Talyaaniga qaarada afriga kadibna wuxuu ciidankiisi lagalay Dalka Ithoobiya Boqorna ka noqday .

Xilligii gumaysiga iyo Degmada Caluula

Xilligii gumeeysiga Talyaaniga Degmada Caluula waxay ahayd degmada ugu horaysa Dhinacyada siyaasada , dhaqaalaha , waxbarashada , caafimaadka iyo horumarka , waxaan tusaale u soo qaadankarnaa dhinaca siyaasada inay ahayd magaaladii ugu horeysay oo lagu kala saxiixday heshiiskii dhexmaray boqortooyadii Majeerneeniya iyo Talyaaniga taariikhdu markay ahayd 1903
Qunsulkii ugu horeeyey oo Talyaaniga usoo magacaabo Boqortooyada majeerteeniya waxaa xarun ahayd Caluula . Sidoo kale 1927 Caluula waxay naqotay Caasumada Majeerteeniya halkaas oo looga arimin jiray dhamaan gobolada Majeerteeniya sidoo kale waxaa uu heshiis kula galay talyaanigu qabiilada siwooqroon isla degmadaas ..
Waxaa kaloo jirtay inay ahayd meeshii ugu weyneed ee uu ka jiray dhaqdhaqaaqii xoriyad doonka (SYL) marka laga reebo Muqdisho .
Dhinaca horumarka sida aad aragtaan dhismayaasha dhaardheer ee Talyaanigu ka dhisay Magaalada Caluula waxay markhati u tahay horumarkii ka jiray mandiqadaas iyo sida uu talyaanigu u daneynayey .
Marka laga eego xaga waxbarashada sanadku markuu ahaa 1956 gobolka Majeerteeniya waxaa ka furnaa 18 iskuul oo sagaal kamid ihi oo ay ku oolaayeyn degmada Caluula
Rag badan oo wax ku bartna ay noqdeeyn siyaasigiin iyo dhakhaatiir caan ah .

Ilaha dhaqaalle ee degmadu leedahay

Degmadu waxay leedahay ila dhaqaale oo muhiim ah hadii lahorumariyo waxaana kamid ah :
A) kalluunka noocyadiisa kala duwan ayada oo degmadu ka mid tahay shanta deegaan (Zone ) ee ugu kalluunka badan uguna taya fiican caalamka sababo juquraafi oogeeyd .
B) 80% luubaanta Soomaaliya laga dhoofiyo waxay ka timaadaa degmada Caluula waana tan ugu fiican .
C) timirta kabaxda magaalooyinka geesalay , seyn weyn , seyn yar , murcanyo iyo xaabo waxay ku filantahay dadka reer Puntland oo dhan haday hesho horumarin tayeysan .
D) xoolaha nool oo ay kamid yihiin ariga iyo geela waa 20% dhaqaalaha degmada
F) dhuxul dhaqaxda kujirta agagaarka magaalada Dhurbood oo ah dhul dhan ilaa kun mitir waxaa dhex jiifa dhuxul dhaqax . dhuxushaa waxaa dibada u dhoofin jiray Talyaaniga xilligii kumaysiga hada waa mid looga faaiidaysan karo isticmaalka dalka .
Iyadoo looga kaaftoomi karo adeegsiga dhuxusha dhirta iyo xaalufka dalka hadii loo helo shirkado soo saara .
G) milixda ama cusbada jaanka caluule waxay noqon kartaa kamiyad suuqyada looga baahanyahay loo dhoofin karo hadii lahormariyo .

Xaaladu si kastaba ha ahaateey xilligii kacaanka wixii ka dambeeyey gaar ahaan xilligii burbur ka horumarka degmadu waxay ahayd mid gaabis ah .
Maamuladadii kala dambeeyeyna xil iskama saarin wax qabadkeeda marka laga reebo Muddane Cade Muuse oo qaab libaax ka qaatay furitaanka waddada lafa- gorey oo hada furantay .
walaalayaal waxaan inu guboorinayaa inaad soo ururisaan wixii taariikh ah oo ku saabsan degaan casayrland inkalena waan soo wadaa ee lasocod wanaagsan iyo degmooyinka kale reerka taariikhdoodi ..

https://www.google.co.uk/amp/s/allc...aariikhda-degmada-caluula-iyo-casayrland/amp/
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Maxaad ka taqaan taariikhda degmada Murcanyo...

Magaalada Murcanyo waa magaalo xeebeed ka tirsan degaanka Caluula magaalada Bosasona u jirta 79 mayl dhinaca bada waa magaalo qadiim leh

Waxaa la asaasay qiyaastii 1780 -1790 waxaa tiirkii ugu horeeyay ka taagay ergaygii la oran jiray Faatax Faahiye oo ahaa nin Cismaan Maxamuud ah.

Waxa uu ahaa Faatax ergay uu boqor Maxamuud Hawaadane u xilsaaray in uu xaliyo khilaaf ka jiray sida loo kala xadaynayo xijiyada ku yaalay buuraha sare ee Murcanyood

Khilaafkaas oo ahaa khilaaf soo nonq-noqday Faatax waxa uu noqday nin aad ugu guulaystay xad u samaynta xijiyada sida beelaha loogu qaybinayo iyo in uu noqday ninkii ugu fiicnaa ee xaliya hawlaha xijiyada xiligaasu waxa uu ahaa xili dadkii bariga deganaa ay kusoo bilaabatay in maydigu suuq fiican yeesho gaar ahaan suuqii cadmeed

Fatax Faahiye waxa uu ahaa nin ilbax ah oo mudo ku soo noolaa magaalada Harar, waxa uu ka bilaabay deegaanka Tayeega ceelkii u horeeyay oo qodaal ah waana ku guulaystay in uu helo biyo macaan badan oo ah asaaskii iyo saldhigii ugu horeeyay oo ay noqoto degaan
Waxay noqotay magaalo ganacsi waxaa usoo guuray magaaladii Murcanyood boqor Cismaan Maxamuud Xawaadane oo ahaa ninkii ka dhaxlay aabihii boqortooyada

Boqor Cismaan Maxamuud Xawaadane kama fogayn magaalada Murcanyo waxa uu deganaa meesha la dhaho sankacad oo Murcanyo u jirta 3km ceel ahaana waxa uu isticmaali jiray ceelka ladhaho haqayn

Markuu boqorku degay Murcanyo waxa ugu horeeyay uu asaasay waxa uu ahaa masaajidka la yiraahdo masjidka degta waxa kale oo uu sameeyay guri uu leeyahay iyo barxad safarku degaan iyo meel uu dadka ku qaabilo

Murcanyo tartiib tartiib ayay usoo waynaatay waxaa bilaamay safaro ka imanaya carabta oo doonyaleey reer Yamaneed ah ayaa bilaabay in ay badeecado keen sadan Murcanyo

Murcanyo markii la soo gaaray 1818 kii geeridii boqor Maxamuud Xawaadane oo uu xukunka boqortooyada gacanta ku dhigay boqor Cisman Maxamuud Xawaadane waxay noqotay caasimadii dhulkii la oran jiray Majeerteenya

Boqorku waxa uu sameeyay maamul magaalada Murcanyo, waxa uu dekada ama xaga bada loo dhiibay wiil uu dhalay asaasihii magaalada faatax fasahiye wiilkiisana waxa la oran jiray cabdi faatax faahiye markay taariikhdu ahayd 1843-1844 kii

Waxaa dhulka Soomaaliya yimi kaaliyihii xaga siyaasada wakiilka uga ahaa Cadan ninkaasu waxa uu yimi Murcanyo

Murcanyo waxa uu ku qeexay xiligaas ama ku macneeyay waxay ahayd meel uu boqor Cismaan Maxamud xawaadane dajiyay caruurtiisa waqtigaas
Murcanyo waxay ka koobnayd 85 guri faraasiladii maydiga ahayd waxay joogtay 1.5$ miisaan udhigma 12kg

Waqti ku dhaw hal sano ayuu joogay Murcanyo iyo Xaafuun ilaa dhulkii la oran jiray Majeerteenya

Murcanyo waxaa xiligaa joogay Nuur boqor Cismaan Maxamud Xawaadane oo xukunka u hayay wiilkii uu dhalay walaalkii aad iyo aad ayuu ugu amaanay qoraalkiisa safirkii Ingiriisku

Nuur Cismaan waxaa markii hore dhexmaray dagaal Nuur waxa uu ku qabsaday sababta uu dhulka kusoo galay baryo badan oo safiirku sameeyay waa ka aqbalay ( xigasho W K durril ) ( a garrison)

Nuur markii lasoo gaaray 1854 waxay boqortooyadu usoo guurtay dhinaca Dharoor iyo Xaafuun labadaa meelood ayay ka dhexaysay

Waxaa magaaladii Murcanyo maamulkeeda la wareegay Shurwac boqor Cismaan waxa uu ka sameeyay xukun ku dhisan shareecada islaamka

Waxuu magaalada usameeyay qaadiyaal waxii layaabka lahayd waxay ahayd Murcanyo waxay yeelatay meel lagu ciyaaro ciyaarta kobraha layiraahdo waqtigii Shurwac Cisman

Waxaa kaloo magaalada Murcanyo yeelatay meelo fardaha caws loogu beero sida beeraha garsa qayb kamida tababarna lagu qaato maxaa yeelay xiliyadaas waxaa bilaamayay colaado sokeeye oo Soomaliya ka jiray

Markii lasoo gaaray dhamaadkii qarnigii 19 aad iyo bilawgii kii 20 aad waxay Murcanyo ahayd dhulkii ugu fiicnaa xaga dhaqaalaha degenaanta iyo magac ahaanba dhulkii majeerteenya la oran jiray

Markii uu bilaamay halgankii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan waxay ahayd meelahii uu ku xusay geeraaradiisa midkood waxuu yiri

Majeerteen markaan maqalay manki baajeclaystayoo milmil reerka oo yaal dib usoo majiirayoo muxubo ugu soo raray murcanyo iyo baargaal

Waxaa xusid mudan ragii uu sayid maxamed dilkooda iyo dagaalkooda ku diganayay sida guray shurwac iyo bile samantar ay ahaayeen rag reer murcanyo ah waxaa kaloo kamid ahaa Axmed Samantar oo usaguna sayid maxamed ku difaacay gabay markii lasoo gaaray 1927 waxa gumaystihii talyaanigu murcanyo ka dhisay guri kastam loo isticmaalo iyo degaan ay kunastaan sahmiyaashii macdan baarayaasha ahaa oo bilaabay 1928 shaqadii u horaysay ee sahminta macdanta isla waqtigaasba waxa gumaystihii talyaanigu u aqoonsaday odaygii magaalada togox shurwac boqor Cismaan oo da wayn ah waqti yar kadibna waxaa geeriyooday togox waxaa loo doortay in uu nabadoon magaalada ka noqdo wiilkiisii nuur togox shurwac magaalada murcanyo markii ay bilaabatay

Dhaq-dhaqaaqii leegada SYL aad bay ugu adkaatay hirgalistii iyo xoogii ay leegadu ku lahayd degaankii Caluula waayo Murcanyo waxaa xoog ku lahaa xisbigii talyaaniga raacsanaa dadaal badan kadib markii xoghayihii leegada ee Murcanyo uu noqday (Calasow Ismaaciil Samantar Boqor Cismaan ) ayay xoogsatay wax yar kadibna Caluula xoogeedii oo dhami waxay noqotay xisbigii SYL

Waxa ay ahayd degaanadii ugu xooga badnaa leegada dhulka Soomaalidu degto 1956 waxay Murcanyo lahayd hal nabadoon oo ahaa Nuur Togox Shurwac

Waxaa isla sanadkaas degaanka Caluula laga sameeyay 3 sandiko oo kala ah Bareeda, Caluula iyo Murcanyo kadib markii uu barmaamijkaas uu keenay DC degmada Caluula Maxamed Shiikh Bin Shiikh laga soo bilaabo 1956 ilaa1970kii Murcanyo waxaa duq magaalo ka ahaa Xaaji Yuusuf Ciise Cali

Markii uu kacaanku xukunka qabtay Murcanyo waxay ka mid noqotay tuulo kamid ah tuulada Caluula

Murcanyo imika waa magaalo soo koraysa waxay leedahay beero khudaareed iyo xiji

Waxaan diyaar u nahay in aan kusoo dhawayno madax waynaha Puntland Murcanyo

Cismaan Siciid Togox
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP

"Dhimashadii Boqor maxamuud xawaadane 200 oo sano ka hor"
Maxamuud xawaadane waxuu dhintay 1818 wuxuu ku dhintay (Sankacad) oo murcanyo u jirta 3Km waxaana lagu aasay magalada Xaabo waxaana Saldanadii Majerteeniya la wareegay wiilkiisa Boqor cisman maxamuud xawaadane wuxuuna saldanadi usoo raray murcanyo madaama awalba ay murcanyo Saladhig u ahayd Saladanada, dhamasha xawaadane waxaa loo sheegay xaaji cali majeerreeniya shiikhu aad buu dhimashada boqor xawadane uga naxay wuxuuna ku tirayay geeraar uu leeyahy.

(Sow xaabo lama jiifin maxamud xawaadane aaway xooluhuu dhaqay xeeryo gaaladiisye xunduliyo maxaa laayay xirsi faarixii hore. Xaji cali majerteeniya)
Xaji cali majerteen wuxuu ahaa shikh caan ah oo ilaa maka iyo mukuliba caan ka ah sidoo kale waxaa la sheegay in uu ahaa daaci diinta alle fidiya waxaana la xusaa in uu msaajid ka dhisay Mombai India.
Dhimashada maxamuud xawaadane waxaa lagu sheegay ilaa dhowr buug oo safaarada ingriiska cadan u fadhiday ay qortay wuxuu ahaa xawaadne nin saldanadiisu cadaalad iyo hufnaan ka maamula allah ha u naxariisto waxayna u baahanahay in aynu xusno tariikhda halgama yaasheena

Xawaadane allah ha u naxariisto Hoygiisa fardowsa haka yeelo Amiin.....
 
Tucking_Fypo

سلطنة مجرتين
VIP
Been all over Bari even ras casayr seen all settlements and know what clan settles where. The thread was about how that little succeeded more than Khatumo, awdal, central state, maakhir etc etc
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Been all over Bari even ras casayr seen all settlements and know what clan settles where. The thread was about how that little succeeded more than Khatumo, awdal, central state, maakhir etc etc
Did your mother give caluula iyo murcanyo iyo bareeda to siwaaqroon?

here’s leelkaase from galkacyo who were successful in leaving puntland
boowe you can travel all you want but tarikhda been ma sheegi kartid cuqdada ku dhimo

Tucking_Fypo

سلطنة مجرتين
VIP
Why the fock you bringing up my mother and said anything about siwaqroon or any other clan claiming. Ha igu fududan ninyahow muraan hadad raadsaneysid ditoore uu teeg.
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Why the fock you bringing up my mother and said anything about siwaqroon or any other clan claiming. Ha igu fududan ninyahow muraan hadad raadsaneysid ditoore uu teeg.
You said siwaaqroon created their own state then went onto put up a map of all cismaan maxamud degaans like I said you can travel to Mars for all I care but you can’t lie about tarikhda and siwaaqroon are not the only ones who declared they left puntland heres leelkaase doing the same in galkacyo keep on flagrantly displaying your cuqdad
you from mudug and you talking about gardaful it’s like me from gardaful making a post about mudug and leelkaase leaving puntland it simply does not concern me.

this post is disrespectful and if you can’t see it then you are blinded by cuqdad I reiterate cuqdada ku dhimo
 
Tucking_Fypo

سلطنة مجرتين
VIP
Rascaseyr was way back when the were beefing with Faroole didn't say they own the land about the map take it with siwaqroons i was using their Lil state as an example.

Don't ever bring up my mother again!!
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Tucking_Fypo vs @Cognitivedissonance two heavyweight clans. Reer Mahad(engine of omar mahmoud) vs Bah Dirooble(engine of osman mahmoud). Bah Dubays will quietly sneak away and ask 'xassan ugaas' in faridhidhin who we live with, let's join SL and to get our 'nomads into abaarso being preped for harvard baby' and let's have these two 'slug' it out over omar vs osman!!!!!

I told u guys, watch out for your 'mid sized clans' behind you, we are very tricky and know how to play and 'swing' it into our benefit. Look how that 'habar isse' marehan dude a mid-sizer destroyed the f*ck out of reer diini and reer dalal their heavyweight while 'swinging' to his own benefit. It's amazing watching Somali qabil fights, u can see the strategy at play
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Rascaseyr was way back when the were beefing with Faroole didn't say they own the land about the map take it with siwaqroons i was using their Lil state as an example.

Don't ever bring up my mother again!!
How was it successful? Did your cuqdad show you that they were successful, I don’t have anything else to say to you I have seen all I need to see.
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
@Tucking_Fypo vs @Cognitivedissonance two heavyweight clans. Reer Mahad(engine of omar mahmoud) vs Bah Dirooble(engine of osman mahmoud). Bah Dubays will quietly sneak away and ask 'xassan ugaas' in faridhidhin who we live with, let's join SL and to get our 'nomads into abaarso being preped for harvard baby' and let's have these two 'slug' it out over omar vs osman!!!!!

I told u guys, watch out for your 'mid sized clans' behind you, we are very tricky and know how to play and 'swing' it into our benefit. Look how that 'habar isse' marehan dude a mid-sizer destroyed the f*ck out of reer diini and reer dalal their heavyweight while 'swinging' to his own benefit. It's amazing watching Somali qabil fights, u can see the strategy at play
You will never see me make a post about inter reer mudug beef cause it does not concern me but here is this guy talking about reer gardaful an issue that does not concern him it’s beyond me wallahi.

if reer gardaful has an issue that has been resolved why reopen the wound aniga my sub clan of bah dirooble share gardaful with siwaaqroon but here’s this guy trying to instigate.

he has issues with other reer mudug like leelkaase why doesn’t he concentrate on that instead of bringing up issues which don’t concern him.
 
Tucking_Fypo

سلطنة مجرتين
VIP
I don't give a damm about Bari warya ain't have connections to Bari or need anything from Bari. this thread aimed at Khatumites and maakhiris until you turned into something else yaaab writing essays like imma read them.

Accusing me to have cuqdad like I'm a laangaab cuqdadaysan and bringing up my mother the hell is wrong with u!
 
Talo ma aha(solution) but my personal opinion is I am on the 'reer mahad camp' and don't think I am cheerleading or going to get something for it, but it's my opinion after a number of observations I seen from bah dirooble crowd.

1. My dad swears by them and says if they leave there is no PL. My dad has never changed this view
2. Their the most active in the Diaspora and helping all Puntlanders
3. They're clan 'reer mahad' showed a mighty 'tanasul' and empowers other omar mahmoud(garacad port, reer hersi play their brain role, etc)
4. The clan keeps 'shisheeye' at bay and plays a fatherly role now over 'different regions' including your OWN @Cognitivedissonance

I don't worry for PL in reer mahad hands wa hadi xaqiiq loo hadlo, I do worry for PL in bah dirooble hands and I came to this conclusion for many personal reasons.

1. Historical 'garabsare vs bah dirooble wars' and then keenadiid/osman wars showing how divided u r internally
2. I don't see you actively participating in PL nor the Diaspora nor do you play a leading role inside Osman mahmoud(u just care danahina)
3. The Boqor has clearly become 'ceremonial' and disempowered why? kalsooni daro weeye because you could screw up the whole state with 'danahina gaarka ah'
4. Your clearly not in 'charge' of BARI yet u claim it. Ali Saleman seems to have more pull there then bah dirooble showing clear 'defeat'
5. PIS u took for Bah dirooble and Darawish General u made Bah Dirooble. U made even the ministers bah dirooble.

The above is enough evidence for me to conclude you are not suitable for any role outside bah dirooble, waxaad lamid tahay beelaha kale oo tartan ku jira, you don't play a 'reer mahad role' niyahow and 'look above it' which means you must not be that 'large' or as large as 'reer mahad'. Trust me if you had their numbers, u wouldn't 'compete for power' anymore wallahi.

Now that is my opinion, it may hurt some, maybe not others, but if u want a 'solution' ama 'talo' let's put it to a vote in PL who is more respected 'reer mahad ama bah dirooble' now that's a 'talo' it will give u an answer not just my opinion
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
I don't give a damm about Bari warya ain't have connections to Bari or need anything from Bari. this thread aimed at Khatumites and maakhiris until you turned into something else yaaab writing essays like imma read them.

Accusing me to have cuqdad like I'm a laangaab cuqdadaysan and bringing up my mother the hell is wrong with u!
We ain’t talking about bari you cuqdad ridden idiot we are talking about gardafui that’s what I am talking about you don’t even know the difference between the two and here you are making a thread trying to reopen old wounds

like I said the feeling is mutual concentrate on mudug and leave reer gardafui to reer gardafui
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Talo ma aha(solution) but my personal opinion is I am on the 'reer mahad camp' and don't think I am cheerleading or going to get something for it, but it's my opinion after a number of observations I seen from bah dirooble crowd.

1. My dad swears by them and says if they leave there is no PL. My dad has never changed this view
2. Their the most active in the Diaspora and helping all Puntlanders
3. They're clan 'reer mahad' showed a mighty 'tanasul' and empowers other omar mahmoud(garacad port, reer hersi play their brain role, etc)
4. The clan keeps 'shisheeye' at bay and plays a fatherly role now over 'different regions' including your OWN @Cognitivedissonance

I don't worry for PL in reer mahad hands wa hadi xaqiiq loo hadlo, I do worry for PL in bah dirooble hands and I came to this conclusion for many personal reasons.

1. Historical 'garabsare vs bah dirooble wars' and then keenadiid/osman wars showing how divided u r internally
2. I don't see you actively participating in PL nor the Diaspora nor do you play a leading role inside Osman mahmoud(u just care danahina)
3. The Boqor has clearly become 'ceremonial' and disempowered why? kalsooni daro weeye because you could screw up the whole state with 'danahina gaarka ah'
4. Your clearly not in 'charge' of BARI yet u claim it. Ali Saleman seems to have more pull there then bah dirooble showing clear 'defeat'
5. PIS u took for Bah dirooble and Darawish General u made Bah Dirooble. U made even the ministers bah dirooble.

The above is enough evidence for me to conclude you are not suitable for any role outside bah dirooble, waxaad lamid tahay beelaha kale oo tartan ku jira, you don't play a 'reer mahad role' niyahow and 'look above it' which means you must not be that 'large' or as large as 'reer mahad'. Trust me if you had their numbers, u wouldn't 'compete for power' anymore wallahi.

Now that is my opinion, it may hurt some, maybe not others, but if u want a 'solution' ama 'talo' let's put it to a vote in PL who is more respected 'reer mahad ama bah dirooble' now that's a 'talo' it will give u an answer not just my opinion
You are a cheerleading from the side lines you can never stand on your own two :chrisfreshhah:

I have nothing else to say I said my piece now I will depart at least I know where some people on this forum stand especially the guy who made this thread
 
Trending

Top