Banaanbax looga soo horjeedo Madaxweyne Qoorqoor oo dhacay
Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa Maanta waxaa ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

Qoor Qoor played themInteresting![]()