I love Ugaas Nuur's Diplomatic approach...
Allahayaw! nin ii daran maxaan, daafta hore seexshay,
Nin ii daaqsanaayana maxaan, daafida u kariyay.
Jidhku nimaanu doonanayn maxaan, hadalka deeqsiyaay.
Waji dabacsan, daymo aan darren galin dubaaqiisa.
Qosol dibada yaala oon ka ima, dhuunta dacalkeeda.
........ all the way to
Isagoon digniin qabin maxaan, kaga dayaansiiyay.
Ugaas Nuur was referring to an Italian adversary whom he later kept as a prisoner.![]()