Qarxis! Reerow Hassan: Baladweyne bari iyo Galbeed maleh Xawaadle labada dhinacba wuu degaa kkk

Ayaantaan Sharanshuurka dagaal aa ka dhex qarxay inkastoo reerow Xassan nacaynayaan runta ay taabteen Jawiil iyo Galbeedka Baladweyne

"Nin Xawaadle oo b u u n d o weyn jooga oo galbeedka wabiga ah iyo mid raadaarka(kooshin) iyo hilikilyo jooga oo bariga sidee labadooda bari la isugu dhihi karaa" 🤣🤣🤣🤣🤣

Radar district(kooshin) iyo b u u n do weyn waa u jeedaan bariga iyo galbeedka wabiga

Waxaan waxaan idiin sheegi jiray soo maaha

Ku dar b u un da da liiqliiqato qeybta galbeedka dhinac waa xawaadle dhinacna waa gaaljecel airportka ay rabaan iyo anaga ay jijeele u dhaxeeyan b u u n da da kama biloowdaan gaaljecel ayaa buundada dhinac leh dhinaca kalana xawaadle
Screenshot_20230714-135801.jpg

Screenshot_20230714-140330.jpg

Screenshot_20230714-132800.jpg

Screenshot_20230714-140007.jpg

Screenshot_20230714-133257.jpg


Screenshot_20230714-142039.jpg

Screenshot_20230714-142258.jpg



Galbeedka hiiraan goormo ayuu noqday dhul jijeele.

Gobolka hiiraan waxaa wada dagan 13 qabiil, 13-kaas qabiil waxeey ka harsan waayeen xawaadle xeeyle duullaa oo ah duul cawaan ah. Magaalada beled weyne oo ah magaalo somali weyn wada daganeeyn xawaadle ayaa dhul qabiil ka dhigay.

Reerihii yaryaraa sidda kuwaan jujuule la Lee yahay waxeey islee yihiin xawaadle gunnimada kula tartama. Waxeey in muddo ah gaaljecel iyo jujuule iibinaayeen sheeko la dhaho hiiraan waa bari iyo galbeed. Galbeedkana waxaa dagan gugundhabe iyo gaaljecel barigana xawaadle.

Arrinkaas waa been waxba kama jiraan ah. Dhulka alle 4 jiho ayuu u abuuray, sabab ninka buundo weyn dagan ee xawaadle iyo kan raadeelka ilaa helo-kalyo dagan ee xawaadle bari la iskula dhihi karo ma jirto, aqli ahaan iyo juquraafi ahaanba.

Beled weyne waa 4 xaafad waxaana wada dagan somali oo dhan. Dhaqan xumadii xawaadle haddii jujuule faafinaayo waa ayaandaro iyo ceeb weyn.

Reer oow xasan, dir, udeejeen iyo reer kale oo Marti xaafada howl-wadaag Ku ah ma jiraan, dadka xaafadaas leh waa 13-ka qabiil ee hiiraan dagan marka xawaadle xeeyle duullaa laga reebo.

Jujuuloow coleeysashada culimada ahlu diinka ah ee reer ow xasan hoog iyo halaag ayaa laga dhaxlaa ee ka joogo arrinkaas!

Xaqu-ha-guuleeysto.
 
Last edited:
They exposed the truth
markaay Isku dhacaan runta ay isku sheegaan marka kalane facebook waxay la soo istaagaan beesha bariga Baladweyne 🤣🤣

80% of Buuloburde is in the west of the river the otherside Buulobari was settled by Xawaadle in the 90s. 5ta xaafadood ee Galbeedka ku taal waxaa gudoomiyaal ka ah Xawaadle waayo baadicade waa looga badan yahay galbeedka buuloburde. Gudoomiyaha buuloburde waxaan ugu ogalaanay for political correctness

Xaafadaha Galbeedka
1-Indhaceel(XL hero)
2-Bagabeeso
3-octobar
4-madiina
5- Howlwadaag

Screenshot_20230714-184508.jpg

Screenshot_20230714-185655.jpg

Screenshot_20230714-182803.jpg
 
Top