Qardho Elites Anti Deni Government

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Daawo Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo sheegay in reer Qardho ka hor jeedaan dawlada madaxweyne Deni

14 March, 2019 | Filed under: Wararka maanta | Posted by: puntlandes
14 Marso 2019 (Puntlandes) Guddoomiyaha golaha Wakiilada Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) ayaa ka hadlay in dawlada Puntland ee uu madaxweynaha ka yahay Siciid Cabdulaahi Deni ay Beesha Qardho mucaarad ku tahay.

Madaxweyne Deni ayaa kasoo jeeda magaalada Qardho, wuxuuna Gudoomiyuhu caddeeyey in beeshiisu ay ka soo horjeedo hogaankiisa maxaa yeelay waxa uu gacanta u galay kooxda Aaran Jaan, Faroole iyo caruurtiisa.

Dhoobo ayaa sheegay inaysan dawladdu lahayn qorshe iyo hadaf ay ku shaqayso, taas oo ay sabab u tahay hogaankiisa liita iyo kooxda xagjirka Aaran Jaan oo majaraha u haysa waana sababta ay Qardho uga biyodiiday.

Dhawaan ayey ahayd markii Taliyaha ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland Sarreeye Gaas Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen uu iska casilay xilkiisii kadib markii uu la shaqayn waayey madaxweyne Deni oo ku amray inuu hoos tago wasiirka Maaliyadda iyo ina Faroole.

Gudoomiye Dhoobo ayaa ku eedeeyey Gen Caarre inuu sabab u yahay inay Somaliland soo weerarto gobolka Sanaag isagoo yiri ”..waxaad moodaa inuu u egyahay inuu doonayao inuu dalka u qabto qoladan laakiin aanu ahayn nin mucaarad ah sida uu hadda wax u wado”

Jaaniska uu Caarre ka faa’iidaystay ayuu ku sheegay inay dawladdu tahay wali mid curdan ah isagoo sheegay in dawladii ka horaysay ay dhaqdhaqaaqiisa xadiday.

Mucaaradnimada reer Qardho
Gudoomiye Dhoobo oo ku eedeeyey reer Qardho inay dawladda Deni ka soo horjeredaan ayaa yiri ”waxaa kale oo iyana jirta qoladan Qardho laftigeedu hadda joogtaa dawladda mucaarad ayey ku tahay oo nimankii odoyaasha u ahaa Qardho ama hormuudka u ahaa dawladdan way ku kacsan yihiin, raad inay ku leeyihiin laftigoodu waa wax dhici kara”

Dhanka kale Gudoomiye Dhoobo oo hadda ku sugan magaalada Muqdisho martina u ah Fahad Yasin ayaa sheegay inuu ninka dalka haysta iyo madaxweyne ku xigeenka kala hadli doono arinta Gen Caarre marka uu ku laabto Puntland, waa sida uu hadalka u dhigauye.
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I can vouch for this. My esteemed elder is in prison at the moment in Garowe. Deni is in the hand of the aaran jaan which is farole family who are 'somaliland lovers'. Why? over a silly woman that farole is married too. We are arresting elders and losing land in sanaag because of 'habarta xun farole gabo' oo balaayo ku aqriso so he can bring puntland down to it's knee and streghthen somaliland.

That's why my father doesn't like farole, 'nagtisa' ayaa uu taliso, xininiyo malaha buu yirahda, talana in loo dhiibo ayaa la qalad ah nin noocasi ah oo umada halaagi doono.
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE

First of all president deni is not from qardho he is from bosaso and reer bari cismaan maxamud support president deni 100% the leader of puntland parliament is a member of nabar iyo naxdin as for former president faroole he is the messiah of garoowe no one can chat to him.

Reer karkaar are not against president deni they support him 100% beenta jooji this cheap propaganda wont get your caqiil released from prison.
 
You know nothing about Deni. His family Deni are known as reer galkacyood. He isn't from Bosaso, are you crazy? he was born in mogadishu to a murusade mother subclan hilibi!!! Your just a troll and you don't even know anything about puntland.
 
@05:40 the interviewer say puntland has had a persident from galkacyo qardho and garoowe including you thats from qardho and president deni corrects him and president deni says he is from bosaso not qardho.

Boowe you are from nugaal and you want to argue with me about reer bari kkkk the audacity is unparalelled let me break it diwn for you which cismaan maxamud sub clan settles where in bari and karkaar

Bander bayla district karkaar region= Musa suldaan

Bosaos district bari region= bah gareen iyo bah dirooble iyo bah dhulbhante

Isku shuuban district bari region = bah
Dirooble

Qardho district karkaar region= Bah yaqoub (garaabsaare)

Gardaful district bari region = bah dirooble
 
Last edited:

If you don't know 'reer deni' in galkacyo, I doubt you know who his family is. Watch his video when on 'tour' in galkacyo and he tells them I AM REER GALKACYOOD.

Listen at 0:38 mark

Reer Deni are famous in Galkacyo, all Puntlanders know this. His whole family is known as reer galkacyood not Bosaso or Qardho. Beel ahan ayuu ka soo jeeda bosaso is what he probably means in your video lakin he cannot say REER DENI are from Bosaso, that's just nonsense. All puntites know reer deni from galkacyo and their famous over there not in Bari. Get it right son. Plus his mother is murusade-hilibi. He was born in Mogadishu.
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Reer Deni are famous in Galkacyo, all Puntlanders know this. His whole family is known as reer galkacyood not Bosaso or Qardho. Beel ahan ayuu ka soo jeeda bosaso lakin not shaksigisa ama reerkisa. Get it right son. Plus his mother is murusade-hilibi. He was born in Mogadishu.
I posted a video of president deni himself saying he is not from qardho he is from bosaso so why are you still arguing with me? :dwill:

So what if he was raised in galkacyo president abdiweli gaas was born and raised in galgaduud so whats your point?

President deni sub clan bah Dhulbhante inhabit bosaso district thats their tribal lands

And stop your blatant slander president deni mother is not hawiye his mother is cali saleeban.
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
If you don't know 'reer deni' in galkacyo, I doubt you know who his family is. Watch his video when on 'tour' in galkacyo and he tells them I AM REER GALKACYOOD.

Listen at 0:38 mark

Cumar cabdirashid cali sharmarke was born and raised in mogadishu so whats your point? He is laandheere bah dirooble from bari boowe
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
I am a londoner yet i am reer bari through and through a person can be born or raised anywhere but the only land he can lay claim over is his tribal ancestral lands its not rocket science bradar
 
I can vouch for this. My esteemed elder is in prison at the moment in Garowe. Deni is in the hand of the aaran jaan which is farole family who are 'somaliland lovers'. Why? over a silly woman that farole is married too. We are arresting elders and losing land in sanaag because of 'habarta xun farole gabo' oo balaayo ku aqriso so he can bring puntland down to it's knee and streghthen somaliland.

That's why my father doesn't like farole, 'nagtisa' ayaa uu taliso, xininiyo malaha buu yirahda, talana in loo dhiibo ayaa la qalad ah nin noocasi ah oo umada halaagi doono.

she is 1door right?
 
Reer-Bari

COMMANDER OF THE PUNTLAND DEFENCE TEAM
First of all president deni is not from qardho he is from bosaso and reer bari cismaan maxamud support president deni 100% the leader of puntland parliament is a member of nabar iyo naxdin as for former president faroole he is the messiah of garoowe no one can chat to him.

Reer karkaar are not against president deni they support him 100% beenta jooji this cheap propaganda wont get your caqiil released from prison.
walahi reer karkaar are fully against him. bro stop the lies. they were just recently protesting. reer barri on the other hand support him fully. deni will make a difference in sha allah. but reer karkaar and boqor burhaan wanted ina diana too win.
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
walahi reer karkaar are fully against him. bro stop the lies. they were just recently protesting. reer barri on the other hand support him fully. deni will make a difference in sha allah. but reer karkaar and boqor burhaan wanted ina diana too win.
Reer bari? Do you think only laangaab terrorists cali saleeban from qandala are reer bari you cuqdad ridden laangaab scum most reer bari are cismaan maxamud and they fully support president deni boowe waa nin laandheere cismaan maxamud oo sedax lugood ku taagan all cismaan maxamud support him whether they are from bosaso or isku shuuban or murcanyo or hafuun or dharoor or bareeda to bargaal guun yaheey as for boqor burhan he does not get involved in politics both assad amd president deni are cismaan maxamud taas ku seexo oo ku soo toos laangaab waxiid as if cismaan maxamud are only from karkaar ku dhimo cuqdada hooyada waase
 
why are you bring tribe into this. reerbarri consists of over 20 tribes
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top