Qabaailka Hiiraan oo ka kala dareeray Hirshabelle kkkk

Cali Jeyte wuxuu ku socdaa Xawli ninkii macawisleyda xuduuda shabeelada dhex xalfooley dhaafiyay october 2022 ayadoo Shabeelada dhexe heesta Hiiraan State xawli ayuu galiyay Hirshabelle waa laga kala dareeray.

Xalay waxaan doodaynay dhalinyaro xawaadle ah aniga waxaan qabay in beesha gaaljecel laga tagin oo loo dhiibo gobolka shabeelada sare maadama ay countrysideka buuloburde ee ugu weyn heestaan bacda Xawaadle laakin Jeyte ayaa naceb oo dhahay Abgaal wax ha u doontaan 🤣🤣

Gaaljecel wax kale mahaayaan aan ka aheen inay Xawaadle ka daba qufacaan


Baladweyne Jijeele iyo Makane oo galbeedka dega Hiiraan State ay raaceen sidii dooxada Shabelle 2011

Baadicadane aad ay ugu farxeen inay helaan gudoomiyaha Shabeelada sare hiiraan state saas ay ku heesataa taageerada sharanshuurka ee Labada gobol 🤣🤣

Jijeele madaxweyne ku xigeen

Baadicade gudoomiyaha Gobolka shabeelada sare

Makane afhayeenka maamulka iyo gudoomiyaha baarlamaaanka


Taliyihii garabka makane ee jabhadii Xuud oo loo magacaabey afhayeenka hiiraan State





Makane contributed $20k for building the State house



Screenshot_20230701-122131.jpg

Screenshot_20230701-122140.jpg




Screenshot_20230701-123107.jpg
 
Last edited:

Trending

Top