
Qaybta Lixaad: Fursadihii iyo Caqabadihii Dawladdii Cabdiraxmaan Faroole (2009-2013) β Puntland Post
Taxaneheenii asbuucii hore waxaynu kaga soo hadalnay caqabadihii iyo fursadihii dawladii marxuum Cade Muuse hogaaminayey (2005-2008). Waxaynu soo xusnay dib⦠Sii akhri

Markaan soo koobno PuntlandPost qoraalkeeda: waa 4 qodob. Hal qodob ay ammaaneen Faroole. 3 arrimo ay kaga cabdaan/eedeeyaan Faroole iyo kooxda AaranJaan oo iminka xukunto gobolka Puntland
qodobka 1aad. Amaan:
Wax badan oo wanaagsan in la qabtay xiligaas oo ay ka mid ahaayeen sii wadistii horumarinta iyo dhismaha wasaaraddaha Puntland
3 arrin oo lagu eedeeyo AaaranJaan/Faroole
2aad
waxa soo kordhay xiligaas, kooxdii Aaran Jaan oo xoolaystay, musuqmaasuqa oo sii kordhay gaar ahaan bixinta kharashka xiliga doorshada
PuntlandPost blames AaranJaan for an increase in corruption that continues to plague PL
3aad
3. Bilaabashaddii muranka iyo isqabadka dawaldda federaalka ah iyo maamulka Puntland ayaa iyaduna xiligaasu ku suntan yahay
The never ending feuds between the SomaliaItaliana federal government and PL provincial government @Dalalos_ibn_Adali can attest to phenomenon known as clan confederalism
4aad
4. Aargoosiga siyaasadeed ee dhexmara siyaasiyiinta iyo dhibaatooyinka uu u gaysan karo horumarka
@Manafesto knows what Im talking about. All these clan militias calling themselves ISIS, al shabab, PSF, PMPF, etc. The recent troulbles in Bosaso are the best example
Kulli fitna cinda qabiil. Clan based governance, clan based borders, clan based federalism, clan based antogonism between MrChees, Deni, Qoorqoor, Diyaano, Burhaan