Puntland & Somaliland.
Soomaliland 28 sano waxaa wali Madaxtooyo u ah Gurigii General Moorgan oo 1982 la Dhisay magaalada Dhexdeeda ayuu ku yaala !!
Halka Puntland Madaxtooyadeeda ay ku taalao meel magaalada ka baxsan waxaaana ku Baxday lacag Dhan $10 Million oo Dollar, Laamiyada iyo Dhismayaasha ka Dhexdhisan Madaxtooyada.
Ogsonow Madaxtooyadu waa Muraayada Dalka Laga fiiriyo Hormarkiisa, Hadaba Labadaas Maamul ee Hormarka Sheeganaya kee leh Qaab Dowladeed oo Buuxin kara hanaankii Dowadnimo ?
They're still using Morgan's 1982 home when he was stationed in Hargeisa. They just put some ugly colours on it and called it a day.