Puntland President To Tour Sool Since 15 Years

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP

Deni oo kusoo laabanaya Garoowe, booqanaya Laascaanood​

Deni-1-1-777x437.jpg

POSTED BY: JIBRIL QOOBEY SEPTEMBER 3, 2023

Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa lagu wadaa in uu maalmaha dib ugu soo laabto caasimadda Puntland ee Garoowe, kaddib todobaadyo uu ku maqnaa socdaalka dalka dibeddiisa ah.

Deni ayaa arrimo dhowr ah u tagay dalal ay kamid yihiin Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta, waxaana hoos loo dhigay xogta safarkiisa qarsoodiga ah. Marka uu soo laabto, Madaxweyne Deni ayaa la filayaa in uu u socdaalo magaalada Laascaanood iyo deegaano kale oo katirsan gobalka Sool.
IDILNEWS
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Last Leader To Travel Cade Muse assessing the local conditions.

1693772500662.jpeg


Gacan Osman Mahmoud buu ku baxay after xaabsade was fired as minister(becuz of his involvement in the PL civil war), plus PL forces being located in hamar to leave behind the SFG(SL attacked due to soldiers being sent to mogadishu). Either way Gacan Osman Mahmoud buu kuu soo Noqday.
 

DalsanJubiland

HartilandWaamoJoore
As guest of dawalada gobolka KHatumo State SSC❤️
But no more stupid words like reunite with Puntaland
Dani was stupid enough to say something like that and I think he lost a lot people respect.
SSC people lost many young people, they should never unite with puntland
They should be dawalada goboleed like Galmudug.
They can negotiate with maxamud Harti wersangali and have dawalada goboleed together.
Puntland is enough Bari, Karkar , Nugaal and Mudug and Sorted out MS mess🤣
 

Trending

Top