Xildhibaan Macalimow: "Baarlamaanka Soomaaliya dadka Puntland ka yimaada waxay ahaan jireen dad adag oo ra'yi keena, kuwan hadda jooga dhammaan hoos bay u fooraraan, qaarna dano gaar ah bay sugayaan."
#MAANHADAL waxaa idiin sahlay #golistelecom
#MAANHADAL waxaa idiin sahlay #golistelecom