Wasiirka Wasaarada Tamarta , Biyaha iyo Macdanta Mudane Arshe Said oo safar shaqo maalmahan ku joogay dalka Norway ayaa kulamo kala duwan la qaatay masuulinta Wasarada Arimaha Dibada dalka Norway iyo Haydaha ka shaqeyay arimaha Tamarta iyo Biyaha.
Wasiirka iyo Ergeygay gaarka aha ee arimaha Soomaliya ee Wasarasada Arimaha Dibada Heidi Elburg Johanson ayaa isla gartay in Puntland gacan lagy siiyo mashaariicda horumarinta ee Korontada iyo Biyaha.
***************DHAMMAAD****************
Xafiiska warfaafinta ee Wasaaradda Tamarta,Macdanta iyo Biyaha PL