Puntland Local Elections 2023 & Presidential Elections 2024

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
BAARLAMANKA PUNTLAND OO ANSIXIYAY HINDISE-SHARCIYEEDKA DIIWAN-GELINTA CODBIXIYAASHA

2-4.jpg

Mudanayaasha Baarlamanka Puntland, ayaa maanta oo Khamiis ah ansixiyay Hindise-sharciyeedka diiwaan-gelinta Codbixiyaasha Puntland, oo maalmo ka hor loo gudbiyay Golaha.

Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Wakiilada Puntland Fadhigiisa 26-aad oo maanta qabsoomay, islamarkaana ay soo xaadireen 42 mudane, waxaa shir-guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamanka Cabdirashid Yusuf Jibril, oo ay weheliyaan labadiisa ku xigeen.

Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa cod u qaaday Hindise-Xeereedka Diiwaan-gelinta Cod-bixiyaha waxaana u codeyay Ogol 40 Xildhibaan, 2 mudane ayaa diiday, halka aysan jirin cid ka aamustay.

Hindise-Xeereedka Diiwaan-gelinta Cod-bixiyaha ayaa si faah-faahsan uga hadlaya dadka xaqa u leh is diiwaan-gelinta, habka diiwaan-gelinta, hir-gelinta wacyi-gelinta diiwaanka cod-bixinta, waxa uuna ka kooban yahay 36 Qodob.

PUNTLAND POST
 
In Somalia there should be democracy and true universal elections only at the federated states level and if necessary at the municipal/district level. However there should be no democracy or universal elections at the national level until there is peace throughout the whole of Somalia and the federal government has established supreme authority over the entire Somalia from Ras Aseir down to Ras Kamboni

In the meantime follow the UAE political system at the national level albeit in a republican version
 

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
In Somalia there should be democracy and true universal elections only at the federated states level and if necessary at the municipal/district level. However there should be no democracy or universal elections at the national level until there is peace throughout the whole of Somalia and the federal government has established supreme authority over the entire Somalia from Zeylac to Ras Kamboni

In the meantime follow the UAE political system at the national level albeit in a republican version
Fixed
 
Top