Puntland Govt Provides Galmudug Army Logistics

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Sawirro: Gudoomiyaha gobolka Mudug oo Galmudug ku wareejiyey taakulada dowladda Puntland ee la dagaalanka argagixisada
8 July, 2021 | Filed under: Wararka maanta | Posted by: puntlandes

08 July 2021 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Dowladda Galmudug oo uu matalayo Maamulka Degmada Gaalkacyo Galmudug ku wareejinay bilowga Taakulada Dowladda Puntland uga qayb qaadanayso la Dagaalkanka Argagixisada ee Deeganada Bacaadwayne iyo Wisil.

Munaasibadan ayaa waxaa goobjoog ahaa Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka Mudug, Duqa Degmada Gaalkacyo Puntland, Duqa Degmada Gaalkacyo Galmudug, Lataliyaha Madaxwaynaha Puntland, Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug, Taliyaha Saldhiga Degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Agaasimaha Warfafinta Gobolka Mudug.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ayaa yiri ” Anagoo ka wakiil ah Dowladda Puntland waxaa Taakulo isugu jirta Shidaal iyo Raashin kuwareejinay Dowladda Galmudug oo uu wakiil kayahay Maamulka Degmada Gaalkacyo Galmudug, kuwaas oo aan uga qayb qaadanayno la Dagaalanka Argagixisa ee Deegaanada Wasil iyo Bacaadwayne, waxay bilow utahay Taakulooyin kuwaan ka sii waawayn oo aan aanu lagarab taaganahay waalalahayo Galmudug ”
























Puntlandes.com
 
Puntland gives more token aid to Galmudug in its fight against Al-shabab than the fake government in Mogadishu. Farmajoo sends all aid just to Gedo. Never did I picture this happening but thank you Puntland.

Both communities have gained a lot by working together against Al-shabab. A stronger Galmudug means a safer Puntland.

On the one hand you have Puntland helping Galmudug against Al-shabab and on the other you have Farmajoo and Buuun community helping Al-shabab against Galmudug.
 
Last edited:

Trending

Latest posts

Top