Presidential Candidate Maxamuud Khaliif Xassan Jabiye opens cheque book

Status
Not open for further replies.
The guy is an Engineer, after being in USA for 15 years he became one of the 1% top owners in the USA. He lives in Puntland and does business.

He opened the cheque book.

images
 

Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
He should release his tax returns to our formidable press such as puntlandi.com or horseedmedia.com
 

Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
I am referring to his claims that he belongs to the 1% of USA. He is imitating Gaas when Gaas claimed to be on highest payroll at his university despite working twice a week and every day he worked for 3 hours :pachah1:
 
Last edited:

Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
Gaas said he earned 200k a year by only working 6 hours a week, this guys raised the bragging by saying he is amongst the 1% of USA
 
Abdalla don't be a joker! Gaas is a well known liar and simulator. Jabiye goes around giving away close to 100k.

Gaas is fraudulent.
 
Ganacsade Eng. Jebiye $20 000 ugu deeqay Jaamacada PSU iyo Xarunta agoomaha Garoowe.-SAWIRO+COD

Posted: HORSEED STAFF - April 1, 2018

FacebookTweetSHARES28
12-740x493.jpg
Eng Maxamuud Khaliif Xassan (Jabiye) oo kamid ah ganacsatada waaweyn ee Soomaaliyeed ayaa maanta Munasabad balaaran oo lagu qabtay Hoolka Jaamacadda PSU ee Magaaladda oo ay kasoo qaygaleen masuuliyiinta Jaamacadda PSU, xarunta agoonta, siyaasiyiin,haweenka,barayaasha Jaamacada Ardayda iyo Marti sharaf waxa uu ku wareejiyey maamulka Jaamacada PSU iyo xarumaha agoomaha lacag dhan Labaatan Kun oo Doollar taas oo uu ugu talagalay inuu uga qaybqaato adeegyada bulshada loo hayo.

Eng, Maxamuud Khaliif Xasan (Jabiye) oo goobta ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in uu lacagtan ugu talagalay Toban Kun oo kamid ah inuu uga qaybqaato dhismaha Jaamacada PSU oo qaybo horleh lagu kordhiyey isagoo sheegey in xarunta agoomaha ee Garoowena uu ugu talagaly Toban Kun oo Dollar taas oo lagu dhisayo xayndaabka Xarunta, Eng, Jabiye wuxuu sheegey dhanka kale ugu baaqay Ganacsatada iyo siyaasiyiinta inay ka qaybqalaan hormarinta waxbarashada iyo adeegyada danyarta Puntland isagoo sheegey in tani aysan ahayn markii ugu horaysay oo uu ka qaybgalayo hormarinta waxbarashada iyo agoomaha.

Maamulaha xarumaha agoomaha Puntland Cismaan Guureeye Kaarshe ayaa sheegey in kuliyada agoomaha ee Garoowe ay dhiseen dadaal ay bixiyeen dad wanaagsan oo reer Puntland, Mr, Kaarshe dhanka kale wuxuu sheegey in Eng, Jabiye uu noqonayo qofkii ugu horeeyey oo dhaqaale xoogleh ugu daaqay xarunta agoomaha taas oo uu sheegey inay tahay mid kudayasho mudan.

Gudoomiyaha Jaamacada PSU Maxamuud Sheikh Xaamud ayaa isna dhankiisa uga mahadceliyey Eng, Jabiye deeqda uu siiyey jaamacada iyo xarunta agoomaha taas oo uu sheegey inay ka turjumayso inuu hormuud u yahay Ganacsatada iyo siyaasiyiinta reer Puntland, Aqoonyahanadii, Haweenkii iyo waxgaradkii ka qaybgalay kulankaan gudoonsiinta dhaqaalaha ee Eng, Jabiye qabtay ayaa ugu duceeyey ganacsadaha in ilaahay wax ka wanaagsan ugu badalo dhaqaalaha uu ugu deeqay danyarta iyo hormarka waxbarashada Puntland.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top