President Xaaf and President Madoobe are heading to Garoowe

Farm

VIP
“Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynayaasha Galmudug iyo Jubbaland ayaa lagu wadaa in maalmaha soo aadan ay gaaraan magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu Kalsoon yahay. Xog ay heshay Caasimada Online, ayaa sheegaysa in Madaxweynaha Jubbaland uu maanta tagayo Garowe, halka Xaaf isagana la filayo in uu socdaal dhulka ah ku gaaro Garowe, isla toddobaadkan.”


https://www.caasimada.net/xog-ujeedka-madaxweyne-xaaf-iyo-amxed-madoobe-ay-u-tagayaan-garoowe/
 
Sounds like the government stopped payin Xaaf.

Oday Don Xaaf woke up one day and got an alert
nexus2cee_2014-10-29-20.50.51.png
 

Trending

Latest posts

Top