Qiso cajiib badan xerada Afisyooni.
Saxan bariis ah oo lagu talagey iney madaxda qaranka isla cunaan ayaa Ahmed Madoobe iyo Said Deni diideen iney gacmaha la galaan.
View attachment 178557
Madaxda N&N ayaa horey ugu shakisanaa arinkaan, sidaa daraadeed cuntada hal saxan ayey ku soo talagaleen iney dhamaantood faraha la galaan (Hidiyo iyo dhaqan style)
Deni iyo Madoobe waxey Isla marki yiraahdaan, "Hadaan soo qadeyney" madaxweyne Qoor Qoor ayaa intuu qosley wuxuu yidhi, "Bismillah' ka dibne bariiska ayuu gacmaha la galay. Madaxweyne Farmaajo ayaa ku xigey waxaana faraha la soo
racay Madaxweyne Ali Guudlaawe iyo dhamaan madaxda kale ee iyaguba sugayay xiliga qadada. Bacdal qado, madaxdi waxaa loo keeney sharaab lagu talagaley iney isku qaboojiyaan. Sidookale Deni iyo Madoobe waxey marlabaad diideen sharaabka iyagoo ka shaki qabo in xerada Afisyooni lagu sumeeyo. Tani waa tariikh qormi doonta