mohamedismail
Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Waxaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Injineerada Shirkada Al-Bayrak ee Walaalaha Turki oo Dhisaya Dekedda Magaalada Baraawe ee Caasimada Dowladda Koonfur Galbeed.
Injineerada ayaa ka wada hadalnay Dardargelinta Dhismaha Dekedda oo Muhiim ah Dhismaheeda Ganacsatada Koonfur Galbeed iyo Kobaca Dhaqaalaha Dowladda Koonfur Galbeed.
Injineerada ayaa ka wada hadalnay Dardargelinta Dhismaha Dekedda oo Muhiim ah Dhismaheeda Ganacsatada Koonfur Galbeed iyo Kobaca Dhaqaalaha Dowladda Koonfur Galbeed.