The Midlands
VIP
Baladweyne waxaa ku sugan mudo usbuucyo ah Xildhibaan Sanbaloolshe oo ku jira ololaha Hirshabellada sadexaad oo Sanad ka hartey wuxu ka danbeeyaa qaska dabageed si asaga hadhoow loogu baahdo waana tan hada taagan
Cali Jeyte uu ku yiri labadena aan powersharing XL ee federalka iyo hirshabeloe qeebsano waxaan kaaga dagi xildhibaanka Cali Madaxweyne ee federalka markey imaato doorashada Hirshabele oon isku soo sharixi doono. aan kala qaadano federalka iyo hirshabelle Dabageedna hotel ayaan Xamar uga u iibin
Jeyte oo la shaqeysanayay wasiir Cabdirizaq iyo Qoono baa hada dhinaca Sanbaloolshe u leexday laakin wuxuu ku dhahay aniga Hiiraan State kama tagayo laakiin inaad adiga hirshabelle qabatid oo xildhibaanka igu wareejisid markaas kadib waa kula wadi karaa hadase beesha meel cidlo ah ugama tagi karo ee Shirka beesha fikirkaaga soo dhigo hadeey yeelaan waa ku guracanahay hadeey hiiraan State ku dhagaana kama tagayo wixii shirka soo saaro ayaan raaci
Waxay ku heshiiyeen inay shirka sugaan.
Waxaa larabaa in lagu bixiyo wasiiru dawlaha gaashaandhiga wuxuu dhaha xildhibaan Garyaqaan Cabdulqadir ha la siiyo waa ka diideen
Madaxweyne Xassan ayaa imaanaya Baladweyne si uu ugu qaciyo
Dhanka kale wasir Cabdirizaaq oo ah ninku dhinaca xassan Sh hirshaballe loola rabo ayaa Shariif xerow ku weeraray inuu dagaalka khawaarijta u siyaaadeynayo kadib markuu soo jeediyay in baaritaan lagu sameeyo cowsweyne massacre.
Veto power

Last edited: