May president HSM be the man who liberates HAG from Al-shabab tyranny. May Allah bless president HSM. Inshallah with our helicopters, drones, troops and people we shall drive out Al-Shabab invaders.
Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud“Shacabka Soomaaliyeedoow, waan ogahay inaad ku daasheen tacsida iyo barooradiiqda joogtada ah. Waan ogahay in qarax walba oo ay AS soo maleegaan aad ku weydaan dad agtiinna qaali ku ah, sidaasi awgeed, waxa aan idinka codsanayaa inaad u diyaargarawdaan dagaal aan waxba lala harayn oo lala galo arxan-laawayaasha liddiga ku ah nabaddeenna iyo dowladnimadeenna”.
