Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka ka qaaday agaasimihii ciidanka badda Puntland ee PMPF Cabdiraxmaan Xaaji Xassan.
Madaxweynaha ayaa agaasimaha cusub ee PMPF u magacaabay Cabdirabbi Cismaan Maxamed.
Dikreetada xilka qaadista iyo magacaabista ayaa laga qariyay warbaahinta.