President Deni Names Military Advisers

Hamzza

VIP
MAGACAABIS: LA-TALIYEYAASHA MADAXWEYNAHA EE ARRIMAHA DIFAACA IYO DHISMAHA CIIDANKA.

Garoowe: 14 September 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 51 ee 14-ka Sibteembar 2022, kuna saabsan magacaabid La-taliyeyaasha Madaxweynaha ee Arrimaha Difaaca iyo Dhismaha Ciidanka.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80 aad.

Markuu arkay: Aqoontooda iyo waayo-aragnimadooda ciidanaimo.

Markuu arkay: Baahida loo qabo dhismaha iyo horumarinta Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland.

Wuxuu xeeriyey:

Waxaa Saraakiisha hoos ku xusan loo magacaabay La taliyayaasha Difaaca iyo Dhismaha Ciidanka Puntland ee Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland.

1. S/gaas. Maxamed Siciid Xirsi (Moorgan)
2. S/gaas. Yasiin Cumar Dheere
3. S/gaas. Cabdishugri Cabdulaahi Xuseen
4. S/guuto.Siciid Cabdi Faarax (Tuutawayne)
5. S/guuto. Dayr Xaaji Cabdi

Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

DHAMMAAD

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.
FB_IMG_16631656344252006.jpg
 

Trending

Latest posts

Top