Bohol
VIP
They also plead with Pland to stop giving weapons to the local Caare militia.
Xili Uu dagaal Kulul ka soconaayo deegaanka ceel afweyn iyo Dooxa Dararweyne ayaa warbaahinta waxaa la hadlay odayaasha beesha habar jeclo oo ay ka muuqato Dhirbaaxada Culus ee lagu Dhuftay maleeshiyaadkooda.
Beesha Habar jeclo ayaa sheegtay in Deegaanada ceel afweyn iyo Dararweyne ay la wareegen Jabhada Garxajis Bari islamarkaana Muuse Biixi uusan wax talaabo ah ka qaadin iyagoona 24 saac ugu baaqay in muuse wax kaga qabto hadii kale ay tashan doonan.
Sidoo kale waxaa ay ugu baaqen Beesha Habar jeclo harti in ay joojiyan Hubka ay Siinayan Garxajis bari.