Sawirro: Kenya oo safaarad cusub ka furatay Muqdisho
Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka arrimaha dibadda Kenya, Raychelle Omamo iyo dhiggeeda Soomalaiya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray dhisme cusub oo safaaradeed oo ay dowladda Kenya ka furatay magaalada Muqdisho. Munaasabadda furitaanka ee dhismaha safaaradda...
www.caasimada.net
With this renewed good relations between Kenya and Somalia, a Visa free entry to both countries are underway to be signed by both Foreign ministry.