PM Rooble and Farxan Qaroole, this happened today

Xildhibaan geele yuusuf ugaas ayaa FARXAAN QAROOLE. U geeyay raysalwaare rooble. Oo uu rabay inay gacan qaadaaj. Maadaama uu FARXAAN QAROOLE. Uh ahaa. Taliyaashii. Loo adeegsaday. Hagardaamaynta. Qabsoomida doorashooyinka dalka kasday.
FARXAAN QAROOLE. Ayaa xishood daradii. Indhaha. Wuu siib Kari waayay raysalwaare rooble. Isagoo isku xishoonaya ayuu
Rooble dhahay. Wll FARXAAN noow. Cafis ayaad iga tahay
Ee caadi iska dhig. FARXAAN QAROOLE. Ayaa moodayay
In farmaajo waligiis jooogayo. Madaxtooyada somaalia ee dalka Laga xukumo


285128366_754627252338097_5355929232187204941_n.jpg
 

Trending

Top