Puntland Parts of the equipments for the Garacad port construction arrives

Discussion in 'Development' started by Abdalla, Aug 8, 2018.

  1. Abdalla

    Abdalla Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis Prof.Dr.Eng.

    Joined:
    Sep 16, 2015
    Messages:
    7,878
    Ratings:
    +20,793
    Sawirro:- Qayb kamid ah Qalabkii lagu Dhisilahaa Dekeda Garacad oo Boosaaso Gaaray.

    Iyadoo dhawaan uu madaxweynaha dawlada Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas uu dhagax dhigay dhismaha Dekeda Garacad ee degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa qalabkii lagu dhisilahaa qayb ka mid ah ay horay u gaartay deegaanka Garacad.

    Qaybtii labaad ee qalabka lagu dhisayo Dekeda iyo Wadda Wadaagsin ayaa kasoo degay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.

    Masuuliyiin ka tirsan wasaarada Dekedaha iyo duulimaadyada ee dawlada Puntland ayaa qalabkan kusoo dhaweyey magaalada Boosaaso iyagoo sheegay inay sugayaan qaybta Sadexaad ee Qalabkii lagu dhisilahaa Dekeda Garacad.

    [​IMG]
    [​IMG]
    [​IMG]

    Additional supplies of construction equipment is expected soon

    http://www.puntlandvision.com/2018/...dhisilahaa-dekeda-garacad-oo-boosaaso-gaaray/

    Puntland isku tasho
     
    • Love Love x 6
    • Like Like x 1
Verification:
Draft saved Draft deleted
Loading...

Share This Page