Jungle
VIP
Waxaa xalay kulan albaabada u xiran yihiin Muqdisho ku yeeshay qaar ka mid ah xubnihii ugu miisaanka cuslaa ee Golihii Midowgii Musharaxiinta.
Kulanka oo ka dhacay hoyga Madaxweyne Shariif Sheekh Axmad, ayaa waxaa kaloo qayb ka ahaa Xasan Cali Kheyre, C/raxmaan C/shakuur iyo C/qaadir Cosoble.
Ilo wareedyo ku dhowdhow kulanka ayaa sheegaya in looga arrinsaday wax ka bedelka Dastuurka, gaar qoddobada taabanaya haykalka dawladda ee nidaamka Baarlamaaniga ah. Siyaasiyiintan oo sida aan xog ku helnay kulan ka dalbaday Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay shantii sano ee la soo dhaafay isbahaysi ku wada jireen, codkoodana siiyeen ayaa la sheegay in aysan wax tallaabo qaadi doonin inta ay kala kulmayaan Madaxweynaha.
Lama oga sida ay labada dhinac ku heshiin karaan, laakiin Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wajihi doona mucaaraadkii ugu horreeyey ee saaxibadiisii shalay kaga imaanaya - Abdiaziiz Golfyare
So these 4 met on thursday night and have requested to meet with HSM to go over his plans for the constitution. I agree HSM shouldn't be allowed to do what he likes and if there is to be pressure in FGS it will come from opposition based in Xamar. They can command at least 100 mps easy. FGS hasn't instilled fear in the mps like the previous govt yet....
NN remnants shut down the parliament session today after one of them punched another mp habdhowraha barlamaanka after Abdi Hashi turned up to chair the session and issues over the agenda.
The mp who threw the punch will face repercussions. How is jiis marexaan still in Xamar nisa wee ka seexatay beer jileec waa inla joojiiya
Interesting times ahead how will he push anything through with all the FMS presidents having a chunk of the mps and the mucaarad as well
