Galmudug-State
VIP
Ex-president Farmajoo has completely failed in security. He sends all the money, resources weapons to Gedo. Doesn't care about the security of Mogadishu only cares about Gedo.
Laba qof ayaa geeriyootay laba kalena Dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Qaraxii labaad maanta kaliya uu Muqdisho ka dhacay.
Qaraxa ah ku dhinteen dadkaasi ayaa ka dhacay aagga Tarabuunka ee Muqdisho, afarta qof ee wax yeeladdu gaartay waa wada shacab.