Garowe Developments

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Dhismayaasha iyo Horumarinta jidadka waxay qeyb weyn ka yihiin horumarka magaalada iyo fududaynta isku socodka. Dowladda hoose iyadoo taas ka duulaysa waxay ku faraxsan tahay inay gabagabo marayaan dhismayaasha waddooyin cusub oo laamiyo ah.

Sidoo kale, dhowaan waxaa billaabanaya dhismaha laamiyo cusub iyo buundada isbitaalka Garowe. Sidaas daraadeed, waxaa dadweynaha lagu baraarujinayaa inay ogaadaan waxa loo dhisayo waddooyinkaan inay iyagu tihiin iyo mustaqbalka ubadkooda.

Waxay dowladda hoose idinku baraarujinaysaa inaad kaalintiina ka qaadatan dhowrista hantida danta guud oo ay waddooyinku qeyb ka yihiin, islamarkaana aad ogaataan inay tahay mas'uuliyad wadareed naga wada dhaxeysa.

284423814_459756902765869_8250305249808911104_n.jpg
 
Top