NISA

Jungle

VIP
Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa bilaawday in ay lacag u dhaxeyso 300$ ilaa 100$ ka qaado ganacsatada Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, lacagtaas ayaa lagu sheegay diiwaan gelinta ganacsiga.

Dhamaan ganacsatada laga qaaday lacagtaas ayaa la siiyay warqad aysan ku cadeyn lacagta ay bixiyeen lkn lagu qoray xogta ganacsadaha, iyagoo loo diiday in la siiyo warqada lacag qabashada.

Arrintaan ayaa saameysay dadka danyarta ah ee ganacsiga yaryar ku leh Suuqa Bakaaraha lamana oga in go’aankaan uu wax ka ogyahay Taliska NISA.

Hussein Abdulle Mohamed
 

Trending

Top