We can always count on Hawiye news outlets to deliver.
BEELAHA AY KA SOO JEEDAAN WASIIRADA WASAARADAHA
Beesha Digil iyo Mirifle
1. Wasiirka Gaashandhiga Xasan Xuseen Xaaji – Garre
2. Wasiirka Cadaaladda Cabdulqadir Maxamed Nuur – Jillible
3. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xuseen Maxamuud Sh Xuseen (Badni) – Dabarre
4. Wasiirka Tamarta Xasan Cabdinuur – Eelay
5. Wasiirka Haweenka Xanifa Maxamed Ibrahim – Leysaan
‐—‐———-
Beesha Hawiye
1. Wasiirka Arimaha Gudaha General Mukhtar Xusen Afrax – Xawaadle
2. Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcale – Abgaal
3. Wasiirka Diinta Cumar Cali Roble – Abgaal
4. Wasiirka Boostada Cabdi Sheikh Axmed Rooble – Murursade
5. Wasiirka Caafimadka Fowsiya Abiikar Nuur – Gaaljecel
6. Wasiirka Ganacsiga Khalif Cabdi Cumar – Gugundhabe
————–
Beesha Daarod
1. Wasiirka Arimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad – Majeerteen
2. Wasiirka Qorsheeynta Jamal Maxamed Xasan – Warsangeli
3. Wasiirka Kaluumeysiga Cabdullahi Bidhaan – Dhulbahante
4. Wasiirka Gaadidka Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar – Ogaaden
5. Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Duraan Axmed Farax – Leelkase
————-
Wasiirada Beesha Shanaad
1. Wasiirka Gargaarka Khadija Maxamed Diiiriye – Yaxar
2. Wasiirka Beeraha Siciid Xuseen Ciid – Carab Saalax
3. Wasiirka Dekedaha Maryan Aweys Jaamac – Madowweyne
4. Wasiirka Dhalinyarada Xamsa Saciid Xamsa – Barawaan
5. Wasiirka Batroolka Cabdirashid Maxamed Axmed – Banaadiri
————–
Wasiirada Dir
1. Raisul Wasaare Ku Xigeenka Mahdi Maxamed Guuled – Ciidagale
2. Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jamac – Habar Yoonis
3. Wasiirka Maaliyada Cabdiraxman Ducaale Beyle – Samaroon
4. Wasiirka Warfaafinta Cisman Abukar Dubbe – Habar Jeclo
5. Wasiirka Howlaha Guud Maxamed Adan Macalim – Biyamaal
6. Cabdullahi Abuukar Xaaji – Surre.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, si waafaqsan qodobbada 97-aad iyo 100-aad ee Dastuurka Kumeel-gaarka ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Golaha uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed...
www.allbanaadir.org