My jufo is Mostly Reer Hiiraan

Pls keep it in this section so non members can read it dont put it in the fkd



Dad badan aa qabo fikir qaldan in Cabdi Yusuf Samatalis Xawaadle aysan reer Hiiraan aheen saxiix waa degnaa
koonfurta oo dhan iyo Itoobiya laakin meesha ugu badan waa Hiiraan waliba Baladweyne iyo koonfurteeda ilaa Samataro galbeedka wabiga opposite of Booco

Screenshot_20231019-025844.jpg

Waqooyiga Baladweyne waxay ka digataa xadka itoobiya. Before 2000s and late 90s, Reerow Hassan waxay u qeeybsanaayeen labo deegaan oon isku xad aheen, waxay ku kala firdhisnaayeen Xawaadle khaasatan Cabdi Yuusuf oo lahaa dhulka u dhaxeeya feerfeer iyo Mustaxiil oo laamiga maro. Hada ma xusuusto dhinaca ay kala degaan laakin waxay u kalabaxaan reerow xassan Reerow cilmi iyo reerow mahdi labadooda waxaa ka soo kala jeeda Farah Abdulqadir iyo Fahad Yasiin. Markii TPLF xoogeysatey ay liyu policeka iyo ileey isticmaaleen waxay ka saareen Cabdi Yusufkii Feerfeer-Mustaxiil deganaa ooy ku shubeen gudaha Somalia waxaa marka isku xirmay Reerow Cilmi iyo reerowmahdi min feerfeer ilaa Abaaleey. Cabdi Yusufkii aa kala googa,ay qaar waxay u baxeen korkooda iyo mustaxiil, qaar burdhiinle, Dareerto ooy awoodi waayeen inay ka saaraan maadama Somalia tahay laakin wali ay liyu policeka isticmaalaan. Deegaamada ay naga qabsadeen waxaa ka mid ah dhuuraaxo oo labadooda u dhaxeysay

Baladweyne sadex meel aan ka degnaa; New Camalow oo ku taala B u u n d o weyn xaafada ugu danbeysa, dhagaxjibis oo ku taal xaawo taako oppositeka Camalow oo doon loo kala raaco iyo Shanta Dabakaayo Howlwadaag Xaafada gugubdhabaha waliba xooghayaha Xaafada baan ka nahay. Yaa naga laandheersan hadaan sadex xaafad degno? 😎

Hada waxaan galaynaa meesha ugu badan oo ah koonfurta Baladweyne. Qaar waa mixed waxaa nala dega Cabdalle Samatalis iyo yabar dige laakin waxaan ugu badanahay Quracley, Dhoqor, Camalow, Macaqale, Sugow, doonka, mavalow, baarey, Qoolow iyo Cadiley waxaan wax ka degnaa Baacyar, baardheere, Samataro
Camalow cusub b u u n d o w a y n
Screenshot_20231019-025844.jpg

Screenshot_20231019-025852.jpg

Dhagaxjibis xaawo taako and shanta Dabakaayo howlwadaag
Screenshot_20231019-025402.jpg

Screenshot_20231019-022914~2.jpg

Screenshot_20231019-022356.jpg

Screenshot_20231019-021832.jpg

Screenshot_20231019-020319.jpg


NORTH AND SOUTH BALADWEYWEYNE. We established new village in Sariiraale at kala bayr. Sariiraale waxaa ku duugan Ulaax Faarax. He was the last to migrate to Hiiraan.
Screenshot_20231019-033455.jpg
 
Last edited:

Trending

Top