Muxuu noqonaya magaca “East African Community” Af soomaali ?

Maanta waxaa lagu sooo warinayaa in Soomaaliya ay ku biirtay urur isdhaxgal iskaashi dowladeed ah oo ka kooban sideed dal marka Soomaaliya lagu daro. Dhamaan warbaahinta af Soomaaliga wax ay adeegsanayaan magacyo kala duwan. Halkan waxaan rabaa inaan ka hadalno magac ku haboon ururkan.


East African community af Soomaali
  • Dallada Bariga Afrika
  • Dallada Bulshada Afrika
  • Ururka Bariga Afrika
  • Bulshada Bariga Afrika
  • Ururka Ummadaha Bariga Afrika
  • Ururka Bulshada Bariga Afrika


Ka soo xigtay:


Hoose ku qoran link-ga
 
Last edited:

Trending

Latest posts

Top