Muuse Ismaaciil Qalinle iyo Kinsi Xaaji Aadan - Sida Ubaxa Caanka lyric/oo qoron

Toriye

Sheekhaagu waa kuma?
Gonna try to put lyrics to this old song as I can't find any online. However, it is very difficult for me to understand everything in the song, so if you hear differently, please please feel free to correct me.


Qalinle

Sida ubaxaa canka ah
ee cayn ba caynka ah haa
oo dayr cartan leh ka baxo (not really sure about this part)


? iyo caadkeed
Dhirtoo casaankan ii leh
Guduud qaysoo culay

ama geedka culay baa
oo weelka caana
Calooshu marku mariyee

Caafimaadka noolashiyo
Cawo qurux laguu sii
ratiguna ku maashe

Kinsi

Shaashku culis iyo
Calool looga heesa haa
caynka loo amaana

ifka laba is celisa
sidaa caano geel dhalay
caashaqa wadaaga

Hadii uu mid cadaabsado
midna oo cirka u baxo
cirib lagama eege

ma xasuusto caashaqa
Sidaa caynka lama rabo
nafta ha ii canaabin (not sure hard to hear)

qalinle

Ciribi iyo sii joog iyo
cabaaryahaaga luquntiyo
dharaaraha is celiyaan

Yaa i baday caartamiska iyo
camal iyo jacylkee
in yar uguma heesee

adiguna caaliga iyo
xiligaaga geeyo
caynka igu ogsoono

kinsi

Sida caro libaax qaba
oo laysu caasiyey haa
waxba ha is celcelinine

hawadii ayaankiyo
cadceedsi iyo aduunyadu
xishoood kolba waa siye

calafkaa wuxuu noqon
cunto kuma wada ihiine
cod waxaan ku odhan lahaa

calool nugayl iyo
mar waxaan calaacalay
cishqi yuu ku tuurine

 
Last edited:
Top