Muse Bihi Admits PL Refuses Peace Deal

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Muuxe Biixi oo sheegay halka Qaab ee lagu dhameyn karo Xiisadda kala dhaxeysa Puntland
November 25, 2018
Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka sheegay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool qaabka lagu xalin karo xiisadda dagaal ee kala dhaxeysa Puntland.

Muuse Biixi, wuxuu sheegay in xalka dagaalada deegaanka Tukaraq ay yihiin kuwo Geed hoostii lagu dhameyn karo oo aysan jirin sabab dhiig kale oo labada dhinac ah loogu daadiyo deegaanada gobolka Sool.

Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in marnaba aysan dooneyn in wax wadahadal lagu dhameyn karo ay kusii dagaalamaan dadka wada dhashay ee Puntland iyo Somaliland, sida uu hadalka u dhigay.

“Walaalaha aan iska soo horjeedno ee Puntland weerar kuma nihin, ma necbin, iyagana intaa in la eg ayaan ka dooneynaa, Ma jirto sabab kale oo aan ku dagaalano, waa wax geed hoostii lagu dhameyn karo oo wadahadal lagu dhameyn karo”

Mar uu ka hadlay dhexdhexaadinta Caalamka ka wadaan labada dhinac ayuu sheegay inay iyaga mar walbaa diyaar u yihiin wax kastaa oo xal nabadeed lagu gaari karo, balse dhanka Puntland ay wax ka socon la’yihiin.

“Annaga weerar kuma nihin Puntland waxaan ka ogolaanay xabad joojin iyo in maxaabiista la is dhaafsado, Saaxiibadeen Garowe ayuu xaalka ka dhamaan la’yahay, waxaa wanaagsan inaan dhiig dambe aanan iska daadin”ayuu yiri Muuse Biixi Cabdi.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Why is Muse such an idiot @Bohol @Saalax Bidaar ? Why would PL take peace when we know ragga idin dagalama ee HY oo idin ku badan ay ku naceen oo jeegaan idin arkan? ma adaa nabad qaadan lahayd markad og tahay inu muse manta in-yar habar jecle ah oo aan badnayn iyo sacad muse oo naago ah oo dirac mooye wax kale uu soo kordhin geyiga somaliyeed. Xitaa gabyaa ma gaban wallahi aan maqlay weligay ama lay ii sheegay.

HY promised not to interfere if we decide to slap up jeegaan, that's a good enough reason not to accept peace. Imagine you were in mogadishu and murusade-hg(jeegaan) asked u for peace when abgaal(HY) is like do what u want to them, i aint stepping in. Would u take peace?
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP

Never vote for langaab tribe, ma kala jecla hadu hukun gabto inu dagaal kiciyo ileen isagu langaab weeye, waxba lama waydinayo oo khasaaro xoogan ma gaadhayso dagaal markay noqoto, wuxuna samayn kara qorsho uu adigu kugu cirib tiriyo oo dagaal badan kugu furo si aad uu yaarato akhir. f*ck langaab brother, don't vote for anyone who is langaab tribe.

HY has to take back power sxb or else somaliland iyaga ku babacayo. Infact no langaab should rule anywhere in somalia, they have nothing to lose and everything to gain by ensuring larger tribes are expended constantly in wars. Caare nacas ma aha, mashruc dagaal mooye wax kale ay HY uu hayan ma jiro 30 sano. Just to kill them off in constant wars. If he dont save his clan, who will save? ma muse ba badbadin doono HY kkkk
 

Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
Gaas ”Tuug intuu Galjeelkii soo dhaafay, qolkii fadhiga soo dhaafay kuugu yimid qolkii jiifka oo hadana ku leh aan heshiino “

:pachah1:

Muse Biixi dhul Harti intuu iska qabsaday ayuu ku leeyahay xaajada geed hoostii aan ku dhamayno kkkk
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Gaas ”Tuug intuu Galjeelkii soo dhaafay, qolkii fadhiga soo dhaafay kuugu yimid qolkii jiifka oo hadana ku leh aan heshiino “

:pachah1:

Muse Biixi dhul Harti intuu iska qabsaday ayuu ku leeyahay xaajada geed hoostii aan ku dhamayno kkkk

U know they relying on the warrior dhulos only now, u know that deep down u just don't want to expose dirac muuse. U know if dhulbahante stepped away like u do, what wud happen, u know the truth dont lie. If dhulos and hy are out, ma in-yar oo 4 gaadhayo oo HJ ah iyo dirac muuse ba iska celin kara dhaforqiiq, know for the dust of battles thats how many battles we been in. We know war sxb, we been enough, SACAD MUSE NEVER HAS BAR THE GARHAJIS ONE
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Gaas ”Tuug intuu Galjeelkii soo dhaafay, qolkii fadhiga soo dhaafay kuugu yimid qolkii jiifka oo hadana ku leh aan heshiino “

:pachah1:

Muse Biixi dhul Harti intuu iska qabsaday ayuu ku leeyahay xaajada geed hoostii aan ku dhamayno kkkk

Look at them niggas their real saladiin came out absolutely fearful the ranks are full of women now and a few men HJ but their not large enough. Look at the jambal of garhajs he is doing, he wants u back but cant say it kkkk

 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Saalax Bidaar he knows what he is the habar awal elder, true elders know about their clan composition, he is going back to the koonfur card again to keep u distracted and busy on useless projects while he gets to see u die day by day as he stays healthy and growing. Its a tactic

They know there is civil war when HY leaves, they even said in their parliament dagaal sokeeye bay ku jiran, that says enuff of HY power. They would say clan skirmishes aanoyin qabiil and stuff like if it was something else. This is a civil war, HY is up, cuz their not gonna their own clans-men for jeegaan. He will start popping one by one jeegaan officers and ministers in hargeisa.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top