Mudane Deni visits Qabriga Sheikh 'Daarod'

Somali Saayid

Ninkii dhoof ku yimid beey geeridu dhibeysaa
VIP
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa booqday Qabriga Alle ha u naxariistee Shiikh Cabdiraxmaan Ismaaciil Jabarti (Daarood) oo ka mid ahaa Odeyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee ay kasoo farcameen qaar ka mid ah qabaa’Ilka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa u duceeyay Marxuumka, wuxuuna Salaan iyo xogwareysi la yeeshay culimada gacanta ku haysa xarunta, Sidoo kale waxaa uu Madaxweynuhu booqday oo usoo duceeyay Qabriga Marwadii Shiikh Daarood, AUN.

 

Somali Saayid

Ninkii dhoof ku yimid beey geeridu dhibeysaa
VIP
48DFFBA8-1F5D-4A10-81A8-0059B6B6145D.jpeg
 

Trending

Top